Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Warbaahinta gobolka Awdal oo ka yaabtey dacwado is bed-bedela oo loo haysto

Waxa maalintii sadexaad jeel ku yaal magaalada Boorama ku xiran sadex weriye oo ka tirsan warbaahinta gobolka Awdal. Waxa dhalinta warbaahinta oo hadlay sheegeen inay u xiran yihiin duqa degmada Saleebaan Xasan Xaddi (Caseeye).



”Inkastoo tayada warbaahinta gobolku tahay mid aad u liidata waxase ka liidata cadaalada magaalada taala oo sheegata magaaladii aqoonta ayuu yiri Xuseen Warsame.

”Markaan tagney goobta ay ku xiran yihiin afarta weriye waxa naloo sheegay in lagu haysto war been abuura oo ay ka baahiyeen duqa degmada, waxana laga dalbadey iany raali gelin bixiyaan waase diideen afarta weriye  ayuu yiri Ibrahim Suxufi oo u hadlay warbaahinta.



”Waxa taas ka sii daran eedayntii tii hore waa laga soo tagey haddana waxa naloo sheegay in lagu haysto qoraal aan iyagu lahayn oo lagu qorey barta faysbuugooda ay ku leeyihiin ayuu raaciyay.



Dad qabyaaladu dilootey oo haba yaraatee ayna jirin qadiyad lagu dagaalamo ayaa weriyeyaasha dalkuna ku dhexmilan yihiin ayuu raaciyay Xuseen Warsame. Waxana kuu muuqanaysa in tayadii weriyenimo maqan tahay tii xil-hayuhuna maqan tahay, waxase ugu sii daran tii cadaalada oo aan jirinba.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...