Sunday, April 21st, 2019
header

Somaliya oo dib xubin uga noqotey ururka boosaha aduunka iyo faaiidada ku jirta

Somaliya ayaa dib uga mid noqotey ururka boosaha aduunka ee luqada qalaad loogu soo gaabiyo UPU kadib markii ay ka maqneyd muddo ku dhow 30 sano oo burbura. Somaliya ayay ka mamnuuc ahayd inay warqado dibedda u dirto mudadaas maadaama ayna jirin cid sii qaada.



Ururkan boosaha aduunka ayaa ah farac ka mida Hay’addaha Qaramada midoobey waxana la aasaasey muddo aad u fog, waxana qayb ka noqon kara wadan kasta oo ku jira qaramada midoobey, haddii kale waxay noqonaysaa in Somaliya dalkasta la gasho heshiis booseed.

Faaiidada ugu weyn ayaa ah in waraaqaha Somaliya ka yimaada gobolkasta la saari karo diyaarad kasta oo dalka ka baxaysa.



Wasiirka boostada Cabdi Cashuur¬† Xasan ayaa u mahadceliyay madaxda hay’ada boosaha, ayadoo dawlada Somaliya bixisay lacago aruurey oo hay’adu wax ku kala dabarto iyo ribo fuushey mudada burburka. Waxa hore wasaaradu dib u soo ceshatay xiriirka isgaarsiinta ee khadka internet iyo hawada dalka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Warshad kacday oo ku taala Hargeysa oo xaraash lagu bilaabay

April, 20, 2019
Warshad kacdey oo ku taala Hargeysa ayaa lagu ...

Faahfaahin gabdho qurbaha ku dhashay oo lagu gurey jeelka Hargeysa

April, 20, 2019
Warar dheeraada ayaa ka soo baxaya gabdho midi ...

Wararkii ugu dambeeyay dhacdadii naxdinta lahayd ee hooyada ilmaha laga xaday

April, 20, 2019
Hooyo Naciima Maxamed oo ah hooyada laga xaday ...

Gudoomiyihii hore ee golaha Puntland oo geeriyooday

April, 20, 2019
Gudoomiyihii hore ee golaha Puntland C/rashiid Maxamed Xirsi ...

Dhacdo naxdinleh: Hooyo ilmaheeda laga waayay isbitaalkii ay ku umushay Muqdisho iyo sida wax u dhaceen

April, 20, 2019
Wararka aan ka helayno isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ...

Dhacdooyinka

Ilhaan Cumar oo noqotey xildhibaankii ugu lacag badnaa dhinaca ololaha doorashada 2020

April, 17, 2019
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo xagjir Taram sudhey sawirkeeda ...

Soomaali laga soo celiyay Liibiya oo dalka soo gaaray iyo gobolada ay ka tahriibeen

April, 17, 2019
Tiro Somali ah ayaa maanta dalka dib ugu ...

Reer Awdal way isku filan yihiin waana inay iskood isku taagaan: siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi

April, 15, 2019
Siyasiga Cali Faarax Cabdullaahi ayaa sheegay in reer ...

Madaxweyne Farmaajo oo si aan hore looga baran uga hadley amniga Muqdisho

April, 13, 2019
Madaxweyne Farmaajo ayaa si adag uga Hadley amnigha ...

Shaqo noo taal maaha ictiraafka: Maraykanka oo markale ku celiyay: SAWIRO

April, 12, 2019
Safiirka cusub ee Maraykanka u jooga Somaliya ayaa ...

Dhacdo naxdinleh oo ka dhacdey gobolka Awdal iyo dhimashada hal qof

March, 31, 2019
Dhacdo aad u naxdin badan ayaa ka dhacdey ...

Booliiska Maraykanka oo ku guulaystey inay gacan ku dhiigle Somali ah qabtaan

March, 30, 2019
Booliiska Maraykanka ayaa ku guulaystey inay gacanta ku ...