X

Somaliya oo markii ugu horeysay furatay warshad ogsajiinta samaysa

Wasiirada caafimaadka ayaa furtey warshadii ugu horeysay ee nooceeda ah ee samaysa ogsajiinta oo aad loogu baahday ayadoo welli u jiro hargabka Karoona. Warshadan ayaa laga dhisay isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee isbitaalka Banaadir.


Waxa maalgelisay shirkada ka dheregtay isgaarsiinta Koofurta ee Hormuud ee lagu eedeeyo inay bixiso baada ugu badan ayna siiso argagixisada.


Dadka xaflada ka qayb galay ayaa waxa ka mida safiirka Turkiga oo ah halka laga soo iibiyay qalabka. ā€¯Dalkoo dhan ayaa u baahan ee waa in la gaarsiiyaa magaalo madaxdyada dalka ayuu qabaa Cali Calasow.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.