Somaliya oo sheegtay inay ku daba jirto diyaarado bixin lacagtii hawada
Wasiirka hawada dawlada dhexe ee Somaliya ayaa sheegay inay jiraan diyaarado farabadan oo isticmaala hawadeena oo welli aan bixin lacagtii hawada. Wasiirka ayaa sheegay inay qabsadeen shirkad ku daba jirta oo ka soo celisa lacagtaas.
Somaliya ayaa intii ay soo celisay hawada waxa ka soo galay kharash fiican oo aan welli la shaacin. Kharashaadka hawada ayaa inta badan lagu habeeyaa garoomada diyaaradaha iyo weliba bixinta mishaharka shaqaalaha.
Wasiirka oo beeniyay war beena oo lagu faafiyay baraha bulshada oo ay qoreen qolyaha fadeexada la jecel dawlada laakiin tabarta daran oo ahayd in dib loo celiyay hawadii ayuu ku tilmaamay qolyo marin habowsan.
”Shirkad ayaan qabsanay iyagu ku takhasusay arimaha noocana oo dib u soo celiya lacagtaas ayuu yiri wasiirku.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
December, 30, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa fariin u ...
December, 15, 2024
Madaxweynah Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa afka furtay ...
December, 14, 2024
Waxaad aad uga naxaysaa ninka is dhiibay ee ...
August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...
August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...