11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Somaliya oo soo af-jartey hawlgal loogu yeeri jirey burcad badeedka

Dawlada Somaliya ayaa soo af-jartey hawlgal loogu yeeri jirey la dagaalanka burcad badeedka oo maraakiib ajaaniba una badan Eeshiya iyo Yurub ay badeena si caadiya uga gurtaan kheyraadkeeda.



Dawladaha ka macaashay kheyraadkan dihan ayaa ka cawday sida degdega ah ee loo joojay hawlgalkan oo ku eg bishan soo socota. Waan ka xunahay in hawlgalkan la soo afjaro ayay sheegeen sanadkii hore.




Safiirka Somaliya u fadhiya qaramada midoobay ayaa sheegay inaan muddo shan sano ah oo dawladahasi shaqayeen badda Somaliya ayna haba yaraatee ka dhicin wax afduuba laakiin mudadaas uu kordhay xaalufinta kheyraadka baddeena.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS