November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Suldaanada Cismaan Guulo iyo Afguduud (Samaroon) oo ku biirey suldaan Wabar sheegayna in gobolka laga saarayo ciidanka beesha dhexe+MUUQAAL

WP_20141219_002Awdal 19 Dec 2014–Suldaanka Cismaan Guulo(Samaroon) ayaa ku biiray cidanka Suldaan Wabar sheegayna in Siilaanyo si deg dega ula baxo ciidankiisa haddii kale u ka shalayn doono. Waxaan kuu balan qaadaynaa in aad ku siino waxaad gudato kamana noqonayno go,aankii Suldaan Wabar.

 

Hoos ka daawo Suldaanka beesha Afguduud oo isna ka hadlay in SNM ay uga dhamaatay gobolada Samaroon ayna yihiin dad jaara.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS