Boorama 10 Dec 2014–Suldaanada deegaanada Dilla iyo Baki ee Awdal ayaa sheegay in shirkada Shiinaha ah ee guranaysa macdanta qaaliga ah ay si degdega uga baxdo gobolka. Dadka gobolka ayaan waxba lagala tashan macdantooda la qaadayo iyo sunta lagaga tagayo deegaankooda. Macdantan ayaa u baahan shirkad caalami ah.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM