X

Tacsi ay dirayaan dhalinyarada Bahabar Cabdalle ee wadamada iskandaneefiya iyo Ingiriiska

Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan dhalinyarada joogta wadamada Iskandaneefiya iyo Ingiriska waxay tacsi u dirayaan qoyska uu ka baxay gudoomiyihii hore ee degmada Sheekh Nabadgalyo Axmed Jaamac Dhiirane oo ku geeriyooday magaalada Gogti.

Waxa si gaara u diraya Jamaal Aadan Iidle iyo xaaskiisa waxayna u rajaynayaan in marxuumka rabi janadiisa ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo.

AAMIIN

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.