Thursday, May 9th, 2024
header










Meta







Tacsi loo dirayo ilma Maxamuud Obsiiye

INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

WAXAN ALLAHA WEYNE U BARYEYNAA IN MARXUUMAD CAASHA MAXAMUD OBSIIYE

OO KU GEERIYOOTAY

BORAMA JANADII FARDAWSA EEBE KA WARAABIYO DENBIGEEDANA EEBE KA DHAAFO

WAXAN KA TACSIYADAYNEYNAA EHELKEEDII  GAAR AHAA,

HMED ABDI DUGSIIYE

SULIMAN ABDI DUGSIIYE.

RASHIID ABDI DUSIIYE,

FOSIYA ABDI DUGSIIYE ,

ILHAAM ABDI DUGSIIYE,

IYO DHAMAAN DUGSIIYE FAMILY.

WAXA TACSI U DIRAYA.

OMER AW HASSAN LODOON IYO XAASKIISA,

MUSA AW HASSAN LODOON IYO XAASKIISA,

ABDISAMAD AW HASSAN LODOON IYO XAASKIISA,

AYAANLE SHEEKH ISMAIL IYO XAASKIISA,

MAHAMED NUUR IYO XAASKIISA ,

MAHAMED AYAANLE IYO XAASKIISA,

ABUBAKAR MAHAMED IYO XAASKIISA,

ABDI NUUR IYO XAASKIISA,

OMER AHAMED IYO XAASKIISA,

ALI SULIMAAN IYO XAASKIISA,

ABDILLAHI SULIMAAN IYO XAASKIISA,

ABDI SULIMAN IYO XAASKIISA

AHMED ADEN IYO NXAASKIISA

DADKAAS OO KALA JOOGA CANADA, AMERICA, ISKUTAGA EMIRATKA

BORAMA IYO AW BARRE.

WAXAY ALLAHA WEYEN UGA BARYEYAAN MARXUUMA CAASHA DEBI DHAAF U BARYEYAAN

JANADII FARDOOSA.EHELKEEDIINA SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO.

INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.

MUSA AW HASSAN LODOON

AWDALI DUBAI

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...