08/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Tacsi ay dirayaan Suldaan Wabar iyo saraakiisha ciidamada ARAA kuna socota ilma Faarax Maasheeye IIDLE

Warqad ka soo baxday xafiiska wararka ee Ciidamada Kacdonka Gobolada Galbedka ee ARAA aya tacsi  u diraya qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Faarax Maasheeye Iidle oo ku geriyoday Dalka Djibouti warqadan oo ay ku xusan yihiin dhamaan madaxda sare ee Kacdonka Gobolada Galbedka ARAA  ee Hogaamiyo Suldan Abibakar Elmi Wabar  ayaa u dhignayd

 Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajucuun anaga oo kala ah masuuliyinta magacaantoodu hoos ku xusan yihiin

1.Suldan abiibakar cilmi wabar

2.Maxamed muuse qoorgaab

3.Ismacil geele cadar

4. Mustafe miicad allaah

5.Saleban cawaale  good

6.Maxamed ilyes jamac

7.Hibo faarax buux

8.Xasan daahir bahal

9.Maxamed nuur faarax(dabeeco)

10.Xasan jaamac good

11.Maxamed cali diriye farax

12.Idiris cabdale faarax

13.Cali ismacil arreh

14.Ibrahin cige guuleed

dhamaantayaday waxaan tacsi aan la soo koobi karin udiraynaa qoys kii iyo qaraabaduu uu ka baxay Farax Maasheeye Iidle waxaan leenahay inaalilahi waa inaa ilayhi raajucuun kulu nafsul daiqatul mawt

waxaan kaloon tacsi tiiranyo leh u diray naa qoys kii iyo qaraabadii u ka geeriyoday marxuun Farax Maasheeye Iidle  oo ku geeriyoday dalka Djibouti waxaan leenahay inaaalilahi wa inaa ilayhi raajucun

Xoghaya Fulinta Kacdonka Gobolada Galbedka ee ARAA Mudane : Ismacil Geele Cadar

Xigasho Halganpress