Warqad ka soo baxday xafiiska wararka ee Ciidamada Kacdonka Gobolada Galbedka ee ARAA aya tacsi u diraya qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Faarax Maasheeye Iidle oo ku geriyoday Dalka Djibouti warqadan oo ay ku xusan yihiin dhamaan madaxda sare ee Kacdonka Gobolada Galbedka ARAA ee Hogaamiyo Suldan Abibakar Elmi Wabar ayaa u dhignayd
Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajucuun anaga oo kala ah masuuliyinta magacaantoodu hoos ku xusan yihiin
1.Suldan abiibakar cilmi wabar
2.Maxamed muuse qoorgaab
3.Ismacil geele cadar
4. Mustafe miicad allaah
5.Saleban cawaale good
6.Maxamed ilyes jamac
7.Hibo faarax buux
8.Xasan daahir bahal
9.Maxamed nuur faarax(dabeeco)
10.Xasan jaamac good
11.Maxamed cali diriye farax
12.Idiris cabdale faarax
13.Cali ismacil arreh
14.Ibrahin cige guuleed
dhamaantayaday waxaan tacsi aan la soo koobi karin udiraynaa qoys kii iyo qaraabaduu uu ka baxay Farax Maasheeye Iidle waxaan leenahay inaalilahi waa inaa ilayhi raajucuun kulu nafsul daiqatul mawt
waxaan kaloon tacsi tiiranyo leh u diray naa qoys kii iyo qaraabadii u ka geeriyoday marxuun Farax Maasheeye Iidle oo ku geeriyoday dalka Djibouti waxaan leenahay inaaalilahi wa inaa ilayhi raajucun
Xoghaya Fulinta Kacdonka Gobolada Galbedka ee ARAA Mudane : Ismacil Geele Cadar
Xigasho Halganpress