November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Turkiga oo ka baxay shir nabada looga hadlayay oo lagu casuumay Yuhuuda

Munich-Araabinews–Turkiga ayaa isaga baxay shir ka socday Jarmalka oo looga hadlayay nabada oo daqiiqaihi ugu dambeeyay lagu soo casuumay Yuhuuda. Israaiil ayaa si xooga u taageeta argagixisada caalamiga ah ee Daacish iyo Al-Nusra ee dalkaasi Siiriya.

Waxay kaloo Yuhuudu xasuuqday in kabadan lana kun oo reer Falastiina. Wasiirka arimaha dibeda ee Turkiga (fiiri hoos sawirka) ayaa sheegay in ka bixitaanka shirka ayna ahayn xiriir xumo u dhaxaysa Jarmalka balse ay tahay casuumaada Yuhuuda.

Turkiga ayaa u arka ku soo darida Israaiil mid aan meesha oolin maadaama xasuuq xun ay u gaysato shacabka reer Falastiin. Dhinaca kale xiriirka dhaqaale ee labada dal ee ayaa gaaray heerkii ugu sareeyay hadana sii kordhaya.

Turkish foreign minister Mevlut Cavusoglu said he withdrew from the joint session after the Israeli delegation was invited

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS