Thursday, March 20th, 2025
header










Meta







Turkiga oo ku biiray dalalka sameeya daawada Karoonaha

Turkiga ayaa ka mid noqday dalalka tursan ee Iiraan ku jirto ee iyagu sameeya daawada Karoonaha ee yaraysa in qofku u galo isbitaal. Waxa hadda sameeya oo keliya dhowr dal inkastoo mid ka mida daawooyinka uu qayb weyn ku leeyahay lamaane Turki ah.



Daawadan Turkiga ayaa ahayd inay diyaar noqoto bartamihii sanadkan laakiin suurogal ma noqon, waxase hadda muuqata in Turkigu helay aqoonta uu ku samayn karo daawooyin kale.



”Waxa daawada aan ku talaali doonaa dadka aakhirka bishan ayuu yiri wasiirka caafimaadka oo amaanay madaxweyne Erduqaan. Waxaan ku biirnay dalal hadda awood u leh inay sameeyaan daawada ayuu raaciyay.




Iiraan ayaa iyadu marhore dadkeeda siisay daawo ay iyadu samaysay. Madaxweyne Erduqaan oo isna ka hadlay daawada ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay horumarka dalku gaaray, wuxuuna balan qaaday inuu la wadaago dadweynaha caalamka.

Rashiid ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa

December, 30, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa fariin u ...

Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay

December, 15, 2024
Madaxweynah Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa afka furtay ...

Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay

December, 14, 2024
Waxaad aad uga naxaysaa ninka is dhiibay ee ...

Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa oo ninkeedu ka maqnaa

August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...

Qisada xanuunka badan ee Umu Salamah (xaaskii rasuulkeena (SCW)

August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...