Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Turkiga oo Yuhuuda u leexday kadib markii uu dareemay takoorid xiriirkii Ruushkuna halis ku jiro

Madaxweynaha Turkiga ayaa sheegay in xiriirka uu la leeyahay Yuhuuda uu soo noqonayo iyadoo ay jiraan heshiisyo gaaska Yuhuuda loogu iibgeynayo Yurubta kale iyo Turkiga.

Turkiga ayaa ku noolaa Gaaska uu ka soo iibsado Ruushka oo aad u jabnaa waxase xiriirku xumaadey markii Turkigu soo rideen diyaarad uu leeyahay Ruushku oo garaacaysay argagixisada burburiyay Siiriya.

Turkiga ayaa xiriiro hoose la galay Asarbajaan si ay u helaan gaas deg dega hadii Ruushku gooyo gaaska uu siiyo Ankara taas oo Madaxweynaha Turkigu ku soo guuleystey.

Yuhuuda ayaa dishey 9 ka tirsan muwaadiniinta Turkiga sanadii 2011 iyagoo ku socda marinka ay Yuhuudu cunaqabateysay ee Qaasa oo ay wadeen raashin iyo qalabka dhismaha sidaana uu ku xumaadey xiriirkii u dhexeeyay labada dal.

Turkiga ayaa hadda dareemay in uu cidla ku jiro oo ay waxba u tari waayeen carabta uu ku xidhey. Dadka badankiisa ayaa is waydiinaya in Erdogan u dagaalamayo urur diimeedkiisa markey arintu jiq ku noqotana xiriirka deg deg u soo celinayo.

Turkiga ayaa dalbadey mag in laga siiyo dadkii Yuhuudu laysey taas oo heshiis laga gaaray inkastoo lagu heshiin inta mag ee la bixinayo.

Rashiid Ceelaanyo.

ARAABINEWS

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...