Ugaaska guud ee beelaha Samaroon Ugaas C/rashiid oo Boorama si weyn loogu soo dhaweeyay
Boorama–Ugaaska guud ee beelaha Samaroon Ugaas C/rashiid ayaa Boorama si weyn loogu soo dhaweeyay iyadoo la filayo in uu furo shir khilaaf weynika taagan yahay isla markaana ay burburtey ujeedadi loo qaban lahaa.
Ugaaska ayaa isagu dareensan in uu u dhexeeyo beelaha uu matalo sidaana ku furaya shirka. Ugaaska ayaa la filayaa in uu ka hadlo isku duubnida beelaha Samaroon oo shaqsiyaad ku jira maamulka Siilaanyo ay u xadhko qaateen in ay isku diraan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
December, 30, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa fariin u ...
December, 15, 2024
Madaxweynah Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa afka furtay ...
December, 14, 2024
Waxaad aad uga naxaysaa ninka is dhiibay ee ...
August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...
August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...