Sucuudiga ayaa dhisaya darbiweyn oo aan kooxda argagixisada ee Daacish ka soo dhuuman karin
Riyadh–Sucuudiga oo lagu eedeeyo inuu lacago badan iyo hub u gudbiyay argagixisada Daacish ee la baxday dawlada Islaamiga ah ayaa hadda dhisaya dayr weyn oo dhererkiisu yahay todoba boqol oo km, darbigaas oo lagu xidhi doono qalab casri ah iyo waliba kaamirooyin meel fog wax ka arka.
Dhismaha darbigan ayay ku baxaysaa malaayiin doolarka Maraykanka oo Sucuudigu ka helo saliida uu ka dhoofiyo dalkiisa.
Dhismahan ayaan marnaba celin Karin weerarka Daacish soo qaadi karto iyadoo bilo kahor argagixisadu soo qaaday weerar dhuumaalaysi ah kadibna ay qaarta ka jareen askari Sucuudi ah oo joogay xadka.
![SaudIraq[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/01/SaudIraq1.jpg)
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
August, 17, 2022
Waxa rasaas ka dhacday xabaalo lagu aasayay sadex ...
August, 17, 2022
Wasiirka difaaca Shiinaha ayaa xaqiijay inay ka qayb ...
August, 16, 2022
Kulan ujeedo gaara laga lahaa ayaa RW Xamse ...
August, 16, 2022
Balwadii baxsatoo baray qabatee baabuur maku baadi doonaa ...
August, 16, 2022
Xilli beesha dhexe ay isku dayayso inuu horjooge ...
August, 1, 2022
Inkastoo deegaanka Somali galbeed ay ka nasteen colaadii ...
August, 1, 2022
Xasan Culusow ayaa madaxweynaha Masar ee martida uu ...
July, 14, 2022
Sidii Maraykanka iyo kooxda uu hogaamiyo ay weerar ...
July, 12, 2022
Kadib markii madaafiic lala eegtay suuq shacabku ku ...
July, 12, 2022
Jarmalka ayaa ka mid noqday kuwa dabada haysta ...
July, 10, 2022
Wasaarada arimaha dibedda ee Itoobiya ayaa sheegtay inay ...
July, 10, 2022
Ruug cadaa Welli Xuseen ayaa qarxiyay haween masaakiina ...