Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Waa foolxumo in Prof Cabdi Samatar isku meel la fadhiisto Muuse Suudi: Waxgarad

Waxa la soo gudbiyay liistada gobolada Woqooyi u tartamaya kuraasta aqalka sare, waxana ka mid noqday dadka u tartamaya Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo qayb ka ahaa dadka ku fashilmay siyaasada Somaliya.



”Waa foolxumo marka xoolihii hooyada yaanyada laga qaaday uu hunguri ka galo dad uu ka mid yahay Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo lacag la’aani haysan balse u muuqda inuu ku dibiro dhacsado meesha ayuu yiri Cali Calasow.



”Waxa taas ka sii daran sheekada aqalka sare oo la rabay in la tirtiro inuu hadda jeclaaday inuu isku meel la fadhiisto qabqable dagaal oo haba yaraatee aqoon lahayn sida Muuse Suudi ayuu raaciyay Cali Calasow oo ka faalooda siyaasada Koofurta iyo bartmaaha dalka.



”Inuu dad tusaale u noqdo ayay ahayd oo hadduu rabo inuu isbedel sameeyo uu golaha shacabka iska sharaxo halka uu hadda doortey inuu fadhiga wax ku cuno ayuu qabaa Xuseen Warsame.

Si kastaba ha ahaatee waxa soo baxay in dhamaan dadkii dalka qasaayay ay wada yihiin musharixiin.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...