Waxa saaka askar taabacsan maamulka Somaliland ayaa rasaas ku fureen dhalinyar banaanbax dhigeysay. Waxana isbitaalada magaalada la geeyay tiro dhaawacyo oo u badan dhalinyarta.
Banaanbaxyada dhacaayay ilaa xalay ayaa salka ku haya nin ciidanka taabacsan maamulka Somaliland ay ku dileen magaalada iyo xaalada guud ee gobolka oo ah mid aan deganayn.
Dhakhaatiirtada Cisbitaalada gaar ahaan Cisbitaalka Manhal ayaa ku baaqay in loo baahan yahay dhiigag u badan O.
Muuqaalka hoose waa sida xaalku ahaa duhurkii.
https://youtu.be/oHpAHZc8rO4
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay