Wasiirkii Siilaanyo ee maaliyada oo iskala waynaaday wasaaradii loo magacaabay: xildame uma socdo+MAQAL
Hargeysa–Wasiirka Siilaanyo ee maaliyada ninka lagu magacaabo Samaale ayaa iskala waynaaday wasaarada cusub ee saaxiibki Siilaanyo u magacaabay sheegayna in aanu dib dambe ula shaqayn Siilaanyo waxana uu sheegay in ay jirto khiyaano ani iyo Siilaanyana waan isku fiicnayn.
Kursiga maamulka madaxweynaha beesha dhexe ayaa waxa ku tartamaya jufooyinka iyadoo hadda la sugayo in xukunka qabato jufada Habaryoonis.