War deg dega: Boqorkii Sucuudiga boqor Cabdallah oo ku geeriyooday isbitaal ku yaala Riyad iyo walaalkii Salmaan oo noqday boqor
Riyad-Araabinews–Boqorkii Sucuudiga boqor Cabdullah oo baryahan xanuun u jiifay isbitaal ku yaala casimada Riyaad ayaa la xaqiijay in uu geeriyooday. Boqorka Cabdullah ayaa ahaa sagaashan jir waxana xukunka dhaxalka qabtey walaalkii Salmaan waxana sidaas sheegay idaacada qaranka Sucuudiga.
Boqor Cabdullah ayaa Sucuudiga ka bilaabay in dib u habayn ku sameeyo dhaqamada foosha xun ee ka jira iyo la dagaalanka kooxaha diinta sida qalafsan u isticmaala ee ay ka mid yihiin ciidanka Booliiska.
Lama garan karo in Salmaan si wai doono horumarka uu bilaabay boqorkii geeriyooday e Cabdullah iyo in uu xagjirka hubeyn doono.
Boqorka cusub ayaa da,diisuba yarayn wuxuuna ku dhow yahay sideetan waxana sidoo kale ku dhow da kuwa ku sii xiga xukunka dhaxalka qoyska Sucuud ee loogu magic daray dalka.
![_73886791_3d5f2387-062f-4f1b-ad5a-9ffccc26963b[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/01/73886791_3d5f2387-062f-4f1b-ad5a-9ffccc26963b1.jpg)
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
November, 15, 2023
Qisada diyaarad laga leeyahay dalkaasi Nayjeeriya oo Sacuudiga ...
July, 24, 2023
Ururka samafalka ee MG ayaa caawa gudoomiye cusub ...
July, 12, 2023
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa sheegay in Dhulbahante ...
June, 6, 2023
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
May, 13, 2023
Turkigu kama mid ahayn wadamada xilliyada doorashada isha ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...