Monday, May 20th, 2024
header










Meta







WAR DEG DEGA: Madaxweynaha Turkiga oo codsaday in uu la kulmo madaxweynaha Ruushka

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in madaxweynaha Turkiga uu codsaday in uu la kulmo madaxweynaha Ruushka si loo xaliyo diyaarada Turkigu soo ridey oo ay hadda sheegeen in ayna ogeyn in diyaarada ay lahaayeen Ruushku. Warkan ayaa ka soo baxay afhayeen u hadlay aqalka looga taliyo Rushka ee loo yaqaan Kremlin.

Afhayeenka ayaa sheegay in shirka cimilada ee ka dhacaya caasimada Faransiiska sodonka bishan an ku jirno uu noqon doono halka ay gees ahaan kaga kulmi doonaan labada madaxweyne.

Turkiga ayaa u muuqda in uu qirtey qaladkiisa iyadoo Ruushku diidey in uu talaabo milatari ka qaado Turkiga laakiin uu go’aansaday in uu qaado mid ganacsi oo Turkiga dhaawacaya.

Turkiga ayaa ku socdey in uu lumiyo awood ka jirta aduunka oo ay saaxiib dhaba yihiin iyadoo gaashaanbuurta Nato ee Turkigu ku jiro ay uga baxeen kuna sheegeen dhacdada diyaarada mid u gaara Turkiga iyo Ruushka kuna amreen Turkiga in uu xaliyo isagu.

Ruushka ayaa saaxiib weyn la ahaa Turkiga waligiina ka fileyn in Turkigu qaado talaabo noocana waana ta uu madaxweynaha Ruushku ku tilmaamey midi gadaal lagaaga taagey”.

Reer galbeedka ayaa neceb xisbiga uu hogaamiye Erdogan waxayna sugayaan fursad ay ku takooraan waana tan ku kaliftey Erdogan in aanu lumin awooda Ruushka oo aan colaad u hayn dalka Turkiga. Labada dal ayaa leh xiriir qoto dheer.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...