Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Wasaarada diinta Somaliland oo hoos ahaan u beenisey war ka soo baxay argagixisada shabaab

Wasaarada diinta ee maamulka Somaliland ayaa si hoose u beenisay war ka soo baxay argagixisada shabaab oo eedo loogu soo jeediyay maamulka Siilaanyo.

Nin u hadlay argagixisada shabaab oo iyagu kaiya mooyee Somalida kale diinta ka saara ayaa sheegtay in maamulka Hargeysa diidrey bug la yiraa Alwaraa Albaraa in laga akhiriyo masajidada Hargeysa.

Fuaad Maxamed Khalaf ayaa eedayntan ku soo ganay maamulka Hargeysa oo xiriir fiican kala dhexeeyo iyaga iyo argagixisada. Wuxuuna sheegay in dhalintan ay qaldaan ee 15 ilaa 25 jirka loo diidey buugan oo aad moodo in argagixisadu xog u akhrisato.

Hase-yeeshee, Xogo aan helnay oo ku dhadhaw Wasaaradda Diinta & Awqaafta ayaa u xaqiijiyey in  Wasiirka Wasaaraddaas Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed beeniyey in Xukuumaddu ka mamnuucday Masaajiddada in laga akhriyo Kitaabka Al-Walaa Wal-baraa.

Sidoo kale ayaa la sheegay in uu gaashaanka ku dhuftay jawaab uu ka bixiyo eedo dhawaan kooxda argaggixisada ah ee Al-Shabaab u soo jeediyeen maamulka Somaliland, si aan loogu qaadan koox ay aqoonsan yihiin, hadday u jawaabaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...