RW Xasan Kheyre oo furey shir aan caadi ahayn oo muhiima: SAWIRO
RW Xasan Kheyre ayaa furey shir aan caadi ahayn oo muhiima. Kulanka uu hogaaminayo Xasan Cali Kheyre ayaa ka dhacay xarunta Afisiyoone ee ay degan yihiin Amisom.
Shirka ayaa waxaa furay Ra’iisul Wasaaraha soomaaliya Xasan Cali Kheyre waxana ka qeybgalaya Xubno ay ka mid yihiin Safiiro ka socda Wadamada Beesha Caalamka qaarkood u jooga Soomaaliya iyo Hay’addaha deeq bixiyaasha Caalamiga ah.
Shirkan ayaa looga hadlayaa abaaraha dalka ka jira ee ku habsadey.
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo shirka furay ayaa hay’addaha qaramada midoobey ee lacagta malaayiinta ah ku qaata dadkeena diciifka ah uga mahadceliyay taageerada ay siiyaan Somalida.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...