Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Wasiirada qabyaalada maamulka Somaliland: wasiir Samsam

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato.

Waxa wax laga xumaada ah in wasiirada wadeenkena qaarkod aanay ka xishoonin qoqobka iyo qabyaalada tooska ah taas oo ah wax yaala wadankeena ragadshay,

Waxaynu wada ogsoonay wadankeena maanta iyo xaalada uu kusuganyay loomana baahna qof kashaqaynaya qoqobka iyo kala qaybinta umadeena ee waxa uu wadan keenu ubaahanyay cidka shaqaysa horumarka cadaalada

iyo sinaanta beelaha Somaliland odhan waxana qurux badan inmasuuliyinta wadankeenu ka xishodan qabyaalada tooska ah taas oo luminaysa kalsonidii shacabka,Wasiirada maaliyadda samsam waa aafo ku

soobiirtay wasiirada Somaliland iyadoo si qaawan ah beesha bariga burco kula hor timi maanta waxaanu nahay martidiina ee codka na siiya hadaanu nahay beesha halbeedka hargeysa !! waa fawaaxiish qof ku hadlo isago

waliba mas’uul qaran yahay,lkn lama yaabayno colka MUUSE biix ee u wato maanta waa wada qaabiliiste oo caloosha ka xanuusanaya..waanu ogayn oo aanu arkaynay sida Deeqo biyo iyo Raashin isugu jira u

Gaadhsiinaysa deegaanada gobolka gebilay ee ay ka soo jeedo, ALAY BADAY, ARABSIIYO, KALABAYDH, WAJAALE iyo deegaamo hoos yimaada Degada GEBILAY ayay maalin walba gaadhsiinaysan Boqolaal Booyadood oo Biyo ah Oo Xukuumadu ugu talo gashay in la siiyo dadka abaaraysan, halka laba ilaaway xaalada deegaan iyo

dad ee Goboladii Barriga oo iyagana hada ay farasaartay Kulaylka Abaartu.waxaana u sheegaya samsam in roobki da’ay oo raxmadiisi gaadhay meel walba imika ,waxaana soo dhawaatay inshalaahu wakhtigii kabahaaga kala baxsan lahayed madaxtooyadda !. waxaana ku so jeedinaya inaad xilka iska casisho ay aad ku fashilantay inta ay gor goor tahay.

By Mukhtar Cilmi

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...