X

Wasiiradii Siilaanyo ee Boorama u joogay la kulanka odayaasha oo saxaafada ku calaacalay kadibna Hargeysa ku noqdey

Boorama 30-12-2014–Wasiiradii Siilaanyo u soo diray Boorama ee u joogey la kulanka salaadiinta Kala duwan ayaa saxaafada horteeda kahor calaacalay kadibna Ku noqday Hargeysa. Maxamed Jaamac Abgaal ayaa isagu fariin u direy dadka inta cadaalada Ku qaraabta Una sheegay in isagu Ku jiro Ku jiro halkaas.

Calaacalka wasiirada ayaa yimi kadib markii ay Ku guuldaraysteen in ay soo jiitaan quluubta reer Awdal oo Ku jira go,dooon.

Wasiiradan Siilaanyo ayaa kaliya la kulmey odayada Ku jira xayndaabkooda ee ay iyagu biilaan waxana ay odayadu ka cawdeen in aan hadda la siinin wax mushara ha u dambeyso waxa ay u socdaane.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.