Wasiirka qorsheynta Jamaal oo qasab ku galay Garoowe kana waramay lacag Qadar keentay
Horjooge Siciid Deni ayaa saacad ku hayay duleedka Garoowe wasiirka qorsheynta ee dawlada dhexe ee Somaliya waxana mardhow qasab uu ku galay magaalada. Ilaalada wasiirka ayaa hadda dib ugu noqday gobolka Sanaag.
Waa markii labaad ee horjooge Siciid Deni uu carqaladeeyo wasiirka oo ku socday deegaan doorashadiisa Sanaag gaar ahaan degmada Dhahar halkaas oo uu soo balan qadaday mashaariic.
Inkastoo maamulka Somalilaan sheegto Sanaag oo dhan haddana dadka gobolkaas ayaa iyagu diidey in maamulka ISAAQ yimaado dhulkooda. ”Majeerteen waxba noo dhimin wuxuuse na tusay inaan gun nahay aan difaacan karin dadkooda ayuu yiri Garad Jaamac oo ah garaadka Warsangeli.
Wasiir Jamaal oo ka hadlay xaflad ay qaban qaabiyeen taageerayaashiisa ayaa sheegay in Qadar ay keentay 200 milyan oo doolar lacagtaasna 100 milyan la geliyay Butlaan halka inta soo hartey la geliyay gobolada jaarka la ah Butlaan.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...