Xasan Sheekh iyo wafdi uu hogaaminayo oo u duulay Denmark iyo shir ka furmaya
Muqdisho 17 Nov 2014–Xasan Sheekh iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhawayd u duulay Denmark halkaas oo uu kaga qaybgalayo shir Somalida loo qabanayo oo la sheegayo in loogu yaboohayo lacag ku aadan dhismaha dalka. Dadka u dhuun daloola siyaasada aya sheegaya inuu yahay shir aan waxbadan ka soo baxayn iyado kuwo kalana leeyihiin siyaasada Xasan Sheekh ayaa hortaagan horumarka dalka.
Si kastaba ha ahaatee shirkan ayaa furmaya 19 bishan wuxuuna socon doonaa laba cisho iyadoo maalinta 20 la soo xirayo. Shirar hore ayaa jiray oo Somaliya loo qabtey mana jiraan in dawlada Xasan Sheekh dib u raacday balan qaadyadii la sameeyay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
August, 17, 2022
Waxa rasaas ka dhacday xabaalo lagu aasayay sadex ...
August, 17, 2022
Wasiirka difaaca Shiinaha ayaa xaqiijay inay ka qayb ...
August, 16, 2022
Kulan ujeedo gaara laga lahaa ayaa RW Xamse ...
August, 16, 2022
Balwadii baxsatoo baray qabatee baabuur maku baadi doonaa ...
August, 16, 2022
Xilli beesha dhexe ay isku dayayso inuu horjooge ...
August, 1, 2022
Inkastoo deegaanka Somali galbeed ay ka nasteen colaadii ...
August, 1, 2022
Xasan Culusow ayaa madaxweynaha Masar ee martida uu ...
July, 14, 2022
Sidii Maraykanka iyo kooxda uu hogaamiyo ay weerar ...
July, 12, 2022
Kadib markii madaafiic lala eegtay suuq shacabku ku ...
July, 12, 2022
Jarmalka ayaa ka mid noqday kuwa dabada haysta ...
July, 10, 2022
Wasaarada arimaha dibedda ee Itoobiya ayaa sheegtay inay ...
July, 10, 2022
Ruug cadaa Welli Xuseen ayaa qarxiyay haween masaakiina ...