November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Xasan Sheekh oo soo xidhay shirkii Dhuusamareeb ergadana u sheegay in shirka xiga ka dhacayo Cadaado+MUUQAAL

IB0A4572[1]Madaxweynaha Somaliya ayaa booqdey Dhuusamareeb halkaas oo uu u tagey wada heshiisiin dad is dagaalay iyo shirka maamul u samaynta gobolada dhexe oo uu ka soo xidhay Dhuusamareeb una hudbiyay Cadaado oo jufada halkaas degani iyadu dalbatay.

Dagaal xun ayaa u dhexeya jufooyinka Hawiye ee dega gobolka Galgudduud wuxuu sidoo kale u dhexeeyaa Hawiye iyo Mareexaan iyo Hawiye iyo Dir.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS