Muqdisho 25 Dec 2014–Xeer ilaaliyaha guud ee Somaliya ayaa sheegay in qaladaad la sameeyay heshiisyadii la saxiixay sidoo kalana sharaxaad ka bixiyay arimo badan oo qarsoonaa oo ay ku jirto heshiisyo badan oo muran ku jiray waxa kale oo uu taabtey dacwada ay Somaliya ka gudbisey badda Kiiniya jeexatay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS