Xildhibaan Axmed Madoobe xanaasada ka qaaday ayaa diidey. Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan ayaa sheegay in eedaha loo soo jeediyay ay yihiin been abuur laga sameeyay.
Xildhibaanka ayaa sidoo kale xusay in ay tahay Sharci daro arinta ay sameeyeen Baarlamaanka maamulka Jubba ee Axmed Madoobe u sareeyo oo sharciga la beelmaray.
Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan ayaa xusay in uu kasii mid ahaan doono xildhibaanada Jubba. Maaha markii ugu horeysay ee Axmed Madoobe xasaanada kala noqdo xildhibaanada maamulkiisa.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay