08/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xisbiga cunsuriga ee UKIP ee ka dhisan Ingiriiska oo ku fashilmey inuu ictiraafka Somaliland u hoosgeliyo fadhi Falastiin lagu aqoonsadey+MUUQAAL

WP_20141217_011Brussels 17 Dec 2014–Xisbiga cunsuriga ah ee ka dhisan Ingiriiska ee loo yaqaan UKIP ayaa hogaamiyihiisa Niyjal Farage ku fashilmey isku day ah inuu u hoosgeliyo golaha Yurub fadhi lagu aqoonsaday Falastiin in SNM-na lagu aqoonsado. Cunsuriga ayaa dhowr jeer loo sheegay inuu ka baxsan yahay ajendaha meesha looga hadlayo uuna fadhiisto buqana joojiyo.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS