Wednesday, November 29th, 2023
header










Meta







Maxaanad ogeyn oo ka socda magaalada barakaysan ee Maka iyo hala abuuro ciidan Muslim ah:WARBIXIN

Maka–Shir ay ka soo qaybgaleen culimaaudiin ka socda dhamaan wadamada Muslimiinta ayaa ka socda magaalada barakaysan ee Maka kaas oo xooga la saaray sidii argagixisada looga hortagi lahaa, halkaas oo lagu soo bandhigey fikrado waaweyn oo ay ku jirto sidii argagixisada loogu tagi lahaa goobaha ay ku duufsato dhalaanka 15 jirka ilaa 24 jirka oo ah dhalinta caqligoodu ku filneyn ee la duufsan karo.

Qodobada xooga leh ee la soo jeediyay ayaa waxa ka mida in fikradaha argagixisada ee muslimiinta gaalaynaya kadibna dhiigooda xalaashanaya lagu baro dhalaankaasi goobaha waxbarashada ee kala duwan, waxana la soo jeediyay in nidaam cusub oo kii diinta lagu yaqaanay ah dib loogu dhigo caruurta.

Madaxweynaha Masar iyo Liibiya ayaa iyagu qaba in la abuuro ciidan muslimiina oo isku dhafan oo si toosa ula dagaalama argagixisada caalamiga ah, dhaqaalihiisana ay bixiyaan isla wadamada muslimiinta.

Argagixisada ayaa inta badan u turjunta Quraanka kariimka iyo axaadiista rasuulkeena SCW sida ay iyagu jecelyihiin kuwaas oo diinta ku soo kordhiyay fikrado ay jeebkooda kala baxeen sida inay xalaashadaan dhiiga muslimka iyo kan bani aadamka kale.

_81169955_mosque[1]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS nagala soo xiriir araabmedia@gmail.com

 

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Diyaarad Nayjeeriya ka timi oo rakaabkeedii wacdaro ku qabsadeen Sacuudiga

November, 15, 2023
Qisada diyaarad laga leeyahay dalkaasi Nayjeeriya oo Sacuudiga ...

Ururka samafalka MG oo London ku doortey gudoomiye cusub

July, 24, 2023
Ururka samafalka ee MG ayaa caawa gudoomiye cusub ...

Samaroon isagaa halkaa is dhigay Dhulbahantana guushaa u dhow

July, 12, 2023
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa sheegay in Dhulbahante ...

Qisada xanuunka badan ee Umu Salamah (xaaskii rasuulkeena (SCW)

June, 6, 2023
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...

Maxaa keenay in doorashada Turkiga xilligan uu adduunku isha ku hayo?

May, 13, 2023
Turkigu kama mid ahayn wadamada xilliyada doorashada isha ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...