Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Xoogaga Siiriya ee xoreynaya Raqqa oo hakiyay dagaalka kadib argagixisada oo biyo xidheen ku dhuumanaya

Xoogaga Siiriya ee xoreynaya Raqqa oo hakiyay dagaalka kadib argagixisada oo biyo xidheen muhiima ku dhuumanaya lagana baqay in uu biyaha sii daayo halkaana ku dilo dad gaaraya ilaa 4 milyan oo qof oo wabiga Yufaraat ag degan.

Maanta ayay ahayd markii argagixisada xalaashatey dhiiga muslimiinta laga xoreeyay madaarka diyaaradaha cirka ee Raqqa ku yaalay oo argagixisadu ku xasuuqdey askar gaaraysa ilaa 100 oo isku dhiibey sanadii 2014.

Xasuuqa askartaas oo dhamaantood la gowracay ayaa argagixisadu soo dhigtey baraha bulshada. Weerarka la hakiyay ayaa imanaya iyadoo argagixisadu dabada gelisay biyo xidheenkan weyn rasaasna ka soo rideysa.

Argagixisada ayaa kala jeclayn haddii biyo xidheenku furmo iyo inkale. Biyo xidheenkan ayaa waraabiya korontana siiya kumanaan reer Siiriya ah oo dawlad la’aani iyo silic ku haysto dhulka dhiigmiiradku ka taliyo.



Xoogaga Kurdiyiinta iyo qabiilada Carabta oo taageero dhinaca cirka ah ka helaya Maraykanka ayaa faro kulul ku haya argagixisada kana xoreeyay dhul badan dadkana ay ku soo noqotey noloshii.



Hoos ka fiirso askar fiirsanaya biyo xidheenka weyn iyo saldhigii milatari ee argagixisadu ku xasuuqdey askarta Siiriya

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...