November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Xukun cadaalada oo dil toogasho ah oo lagu fuliyay dhagar qabayaal gaystay dil+SAWIRO

Muqdisho–Waxa saakadii hore lagu fuliyay dil toogasho dhagar qabayaal gaystay dilal arxandaro. Xukunkan cadaalada ku dhisan aya waxa fuliyay ciidanka maxkamada qaranka waxana halkaasi ka hadlay gudoomiyaha maxkamada sare e ciidanka qaranka gaashaanle sare Liibaan Cali Yariisow.

Raga dilkan lagu fuliyay ayaa ahaa askar ciidanka ka tirsanaa oo xasuuqey dad shacaba oo aan waxba galabsan.

vlcsnap-2015-03-24-08h40m41s151[1] vlcsnap-2015-03-24-08h40m51s1101[1] vlcsnap-2015-03-24-08h41m00s1991[1] vlcsnap-2015-03-24-08h41m19s133[1] vlcsnap-2015-03-24-08h41m31s253[1]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS