Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Xuseen Cali Ducaale (Cawil) oo ka hadlay xilka Siilaanyo u magacaabay

Danjire Cawil, oo isagoo Hargeysa jooga u waramay  saxaafada wuxuu sheegay inuu soo dhawaynayo xilka loo magacaabay oo uu tilmaamay inuu u leeyahay khibrad iyo waayo aragnimo, waxaanu xusay in ictiraaf raadinta iyo ka midho dhalinta wada hadalada Somaliland iyo Somaliya tahay waajib saaran qof kasta oo reer Somaliland ah,

“Marka hore waan soo dhawaynayaa magacaabista uu madaxweynuhu I magacaabay, waxaanan u arkaa kalsooni oo waxaan ahay nin kaalin ka qaadan kara wada hadalada iyo ictiraaf raadintaba, marka la eego xidhiidhkaan la leeyahay dalalka jaarka iyo dunida kaleba.

Markaas waan soo dhawaynayaa, waxaanan madaxweynaha la kulmayaa maalmaha soo socda oo aan kala hadlayaa sidii hawsha loo bilaabi lahaa, waanu ku mahadsanyahay madaxweynuhu.”

Danjire Cawil, wuxuu sheegay in hawsha loo magacaabay tahay qadiyad uu weligiiba jeclaa, isagoo da’ yarna uu u sameeyay inqilaab,

Marka siyaasadda laga hadlayana madaxweynuhu ma eego kala duwanaanshaha aragtida siyaasadeed ee wuxuu eegaa in qofkaas uu ku tuhmayo khibrad iyo aqoon oo uu qaranka wax u qaban karo.

Markaas marxaladaasi waa kuwo laga soo gudbay oo taariikhda galay, danta guud ayaana loo shaqaynayaa. Marka labaad, aniga iyo madaxweyne Siilaanyo khilaafkaas KULMIYE iyo UDUB ee dhawrka sannadood ahaa, waxa ka horeysay soddon sannadood oo aanu ahayn saaxiibo, cid walbana iskaga dhawayn.”

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...