X

Yaa ka mida wasiirada cusub ee uu magacabay raiisal wasaaruhu

Wasiirka warfaafinta dawlada Somaliya ayaa akhriyay liistada wasiiro iyo wasiir ku xigeeno buuxiyay boosaskii hore u banaanaa ee siyaabo kala duwan loo baneeyay. Boosaskan ayaa banaanaa in muddo ah.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=S4kDQSTKvqw[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABIBNEWS


admin:

This website uses cookies.