Argagixiso isku soo dhiibay ciidanka dawlada xilli deegaano badan laga eryay
Dhiigmiirad ka tirsan argagixisada Shabaab ayaa gelinkii dambe ee maanta isku soo dhiibay ciidanka dawlada ee jooga deegaanada Galguduud ee laga xoreeyay. Dhiigmiiradkan ayaa lagu magacaabaa Cali Ibraahim.
”Waxaan ka soo goostey deegaanka Ceelbuur oo hore loo eryay argagixisada laakiin haddana ay ka baxeen ciidankii Itoobiya xilligii Milas Sanaawi ayuu yiri Cali Ibraahim.
Cali Ibraahim ayaa sheegay inuu argagixisada u qaabilsanaa dhinaca daawada. Maaha markii ugu horeysay ee ay isa soo dhiibaan dhiigmiiratada shabaab iyo kuwa u adeega ee shilimaadka yar loo tuuraa.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...