November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Somalida ku nool xaafada Islii oo cabsi la soo deristey: MAQAL sababta

Somalida ku nool xaafada Islii ee Nayroobi Kiiniya ayaa cabsi la soo deristey. Xildhibaan Yuusuf Xasan Cabdi ayaa Soomaalida u sheegay inuu sugayo ammaanka oo ay ciidamo diyaariyeen kuwaasi oo amaanka Xaafada Islii sugaya.

Xildhibaan Yuusuf Xasan Cabdi ayaa shacabka Soomaalida ee ku dhaqan xaafada waxa uu ugu baaqay in ay isdajiyaan oo ay la shaqeeyaan ciidamada amaanka dalka Kiiniya.



Hoos ka dhegeyso



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS