Maamulka Somaliland ayaa weeraray tuulada Tukaraq ee ka tirsan gobolka Sool halkaas oo Puntland cashuurta ka gurato. Wararka ayaa sheegaya in dagaalku sii fidayo.
Wararka ka imanaya tuulooyinka teedsan bariga Laascaanood ayaa sheegaya in maamulka Somaliland gurmad xoogan u direy deegaankaas. Askarta la keenay ayaa badankoodu ka yimi Burco.
Somaliland ayaa u muuqata inay signal u dirayso madaxweyne Farmaajo oo maanta la shiraya madaxda SSC ayagoo u sheegaya in ay rabaan maamul u gooniya.
Puntland oo la gaaday ayaa hadda is abaabulaysa si tuuladaas iyo kuwa kalaba u difaacato. Siyaasiyinnta ka soo jeeda Sool iyo SAnaag ayaa ku kala ira labada maamul Lagama yaabo kuwaas oo iyagu laftoodu dagaalka kala hogaaminayaan.
Wararkii u dambeeyay ayaa sheegaya in dagaalku ku sii faafay tuulooyin wadada dheer teedsan una dhawaanaya dhinaca Garoowe.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay