Maamulaha xulka Faransiiska ayaa sheegay inay la tacaalayaan cudur aan la garanayn oo haleelay dhowr ciyaaryahano oo ka mida kuwa...
Ciyaaraha
Maamulka kubada cagta ee Marooko ayaa dacwad ka gudbiyay garsoorihii ciyaartii ay la ciyaareen Faransiiska asagoo garsooruhu u muuqday mid...
Warbaahinta dalkaasi Qadar ayaa qortey in ciyaartowda dalkaasi Gaana laga saaray huteelka ay ka deganaayeen magaalada Dooxa. Masuul u hadlay...
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro horleh oo la filaayay la kulantey Qadar oo ah dal yar laakiin...
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ayaa madaxweynaha ururka kubadda adduunka ee ee loo soo gaabiyo FIFA ayaa...
Fadhiid Xasan Culusow oo is yiri malaha guusha Farmaajaa leh ayaa si xun u niyad jebiyay dhalintii soo qaaday koobkii...
Mgaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn balaadhan loogu sameeyay wiilashii guusha taariikhiga ah u soo hooyaya dalka. Xulka dhalinteena ayaa garaacay...
Ciyaar xiise leh oo dhexmartey xulalka Somaliya iyo Yugandha ee da'doou ka yartahay 17 jir ayaa ka dhacday caasimada Itoobiya...
Maraykanka ayaa diidey in la baadho shaybaadhada dalkiisa si loo xaqiijiyo ama loo beeniyo warka ah in hargabka Karoonuhu ka...
Waxa sumcadii ka dhimatey urur sheegan jirey inay iyagu maamulaan kubadda cagta adiuunka laakiin hadda dabada u ruxa siyaasada Maraykanka...
Waxa mardhaweyd soo dhamaaday ciyaarta xulalka Jabuuti iyo Lubnaan ee koobka Carabta. Ciyaarta ayaa Jabuuti si fiican u ciyaartey waxaadse...
Xulka kubada cagta e Baraasil ayaa u baxay koobka kubada cagta aduunka ee sanadka dambe qaboobaha lagu qaban doono dalkaasi...
Waxa dalkaasi Arjantiina ku geeriyooday laacibkii weynaa ee looga daba dhacay kubadda cagta Maradoona. Qoyskiisa ayaa sheegay in xiddigu u...
Ilo lagu kalsoon yahay ayaan ka soo xiganay madaxtooyada Muuse Biixi ee magaalada Hargeysa in horjooge Muuse Biixi caawa aad...
Xiriirka kubada cagta ee Yurub ayaa naadiga Carabtu leedahay ee Manjester Siti ka mamnuucay laba sano ciyaaraha Yurub iyo kuwa...
Waxa mardhow la shaaciyay isku aadka ciyaaraha naadiyada Yurub ee kubada cagta. Waxa wareegan u soo baxay 16 kooxood oo...
Gacanku dhiigle Maxamed Salmaan ayaa saxaafada reer galbeedka ee u siiyo saliida jaban u sheegay inuu Sucuudigu joojin doono faafinta...
Waxa dadka Somaliyeed halmar ku soo baraarugeen dhalinyar Somaliyeed oo is abnaabuley oo damac ka galay inay matalaan dalkooda ciyaaraha...
Turkiga ayaa cadho ka muujiyay sida jasiirada Ayslaan ula dhaqantey xulkooda kubada cagta. Turkiga oo hire u soo faraacay Faransiiska...
Madaxweynaha Turkiga Erduqaan ayaa ka qayb galay qayb weyna ka qaatey arooska ciyaaryahan asalkiisu Turki yahay laakiin guulo waaweyn u...
Ciyaaryahanka Masaariga ah ee Maxamed Saalax ee u ciyaara kooxda Ingiriiska ee Liverpool ee dhawaanta uu horseedka ka ahaa inay...
Ingiriisku wuxuu ka mid yahay wadamada ugu ciyaarta liita Yurub mana dhaafaan wareega koowaad haday ugu bataana waxay gaaraan wareega...
Koobka Barsaloona ee dalkaasi Isbayn ee eryanaysa sadexda koob ayaa gurigooda ku garaacdey kooxda Lavente halkaana ku qaaday koobkii 26...
Tababare u dhashay dalka Gaana ayaa loo magacaabay xulka qaranka Somaliya. Ma Jiro xul qaran oo Somaliyed waxase jira dhalinyaro...
Garsooreyaal Somaliyeed ayaa ciyaar caalami ah ku dhexdhexaadiyay dalkaasi Koofur Suudaan. Koobka Afrika ayaa sanadkaan lagu qabanayaa dalkaasi Masar kadib...
Mehmet Ozil oo asal ahaan ka soo jeeda Turkiga laakiin ku dhashay Jarmalka una ciyaari jirey xulka qaranka ee dalkaasi...
Ciyaartoy matalaayay Somaliya ayaa guulo ka soo hooyay tartan caalami ah oo ah ciyaaraha fudud siiba orodada oo ka dhacay...
Wasiirka ciyaaraha iyo dhalinyarada oo casho sharaf u sameeyay ciyaartoy qurbajooga oo ka yimi dalka Sweden. Munaasabada ayaa waxa ka...
Xulka qaranka Somaliya ayaa garaacay xulka Itoobiya. Ciyaartan koobka Olimbikada Afrika ayaa Somaliya soo bandhigtey ciyaar xiise oo ku garaacdey...
Faransiiska ayaa garaacay Kurueeshiya kuna guulaystey koobka aduunka markii labaad. Faransiiska ayay ka fadhidey ciyaarta qaybteedii hore waxana weerar joogta...