Koobkii 31aad ee Qaramada Afrika ee wadamada Afrika ayaa caawa Saacada Geeska Afrika ka furmey marka ay tahay 7pm dalka...
Ciyaaraha
The Confederation of African Football (Caf) title would make it a hat-trick of wins for the 25-year-old, who has already...
Waxa goor dhawayd dhamaatey ciyaar xiiso leh aadna u adkayd oo dhexmartey gabdhaha gobolka Banaadir iyo kuwa maamulka Hirshabeele. Ciyaartan...
Waxa gabo gabo galay kulanada kubada koleyga e gabdhaha ee si rasmi ah uga socda magaalada Garoowe ee Puntland. Kubadan...
Waxa baryahanba lagu guda jiraa in garoonka kubada cagta ee Biroole la saaro rooga casriga kaas oo hawshiisa lagu jiro...
Ciyaaryahan Muslim ah una ciyaara kooxda Manchesrter City ee Ingiriiska uuna leeyahay maalqabeenka Imaaraadka carabta ee lacagtiisu ka soo gasho...
Ciyaar ku dhexmartey xulka gobolka Awdal iyo kan gobolka Sanaag ayaa gobolka Awdal casar dheer direy xulka Sanaag ciyaar inta...
Tababarihii kubada cagta ee Ingiriiska oo muddo gaaban xilka hayay ayaa iska casiley xilkaas kadib markii uu faraha la galay...
Xiriirka Kubadda Cagta Yurub ee loo soo gaabiyo (UEFA) ayaa shaaciyay lacagaha ay heleen xulalkii dalalka Yurub ee ka qeyb...
Portuqaal ayaa garoonka Faransiiska oo ay ka buuxaan gudaha iyo dibedda 180 kun oo taageerayaala ku hor garaacdey sidaana ku...
Xulka Faransiiska oo gurigooda jooga ayaa u xoog sheegtay xulka dalkaasi Jarmalka oo iyagu gacan sareeyay ciyaarta intii hore oo...
Xulka qaranka ee Portuqaal ayaa u soo baxday ciyaarta kama dambeysta ee dhacaysa AXADA kadib markii ay sii hoysay goboka...
(Saint-Denis) 03 Luulyo 2016... Fransiiska waxa ay isha ku hayaan in ay gaaraan afar dhamaadka Euro 2016 oo ay iyagu...
Xulka qaranka dalkaasi Jarmalka ayaa rigooreyal ku garaacay xiulka qaranka dalkaasi Talyaaniga ciyaarta wareega sadexaad koobka qaarada Yurub oo si...
Xulka qaranka gobolka ka tirsan Ingiriiska ee Wales ayaa wacdaro ka dhigey koobka qaarada Yurub kadib markii ay cirka u...
Xulka Qaranka Portuqaal ayaa u soo baxay wareega sadexaad kadib markii ay direen xulka qaranka ee Poland. Ciyaarta ayaa sagaashankii...
Koobka qaarada Yurub ayaa si xawliya uga socda wadanka Faransiiska oo martigelinaya. Ciyaarihii caawa la ciyaaray ayaa waxa ku soo...
Ciyaaryahanka Messi ayaa ka fariistey ciyaaraha caalamka ee xulkiisa qaranku ka qaybngalo kadib markii laga guulaystey dalkiisa dalkiisa ay rigoorayaal...
Albaniya oo baasabooro heer safiira ku abaalmarinaysa xulkeeda qaranka oo garaacay xulka Romaniya ciyaaraha qaarada Yurub ee sida xawliga ah...
Xulalka Faransiiska iyo Swizerland ayaa u soo gudbey wareega labaad ee koobka qaarada Yurub oo si toosa uga socda Faransiiska....
Brasil ayaa eriday tababirihii xulka qaranka kadib markii xulku ka hadhay ciyaaraha qaarada Amerika kuna hadhay wareegii hore. Xulka qaranka...