Suldaan Baade oo ka mida suldaanada gobolka,Awdal ayaa Muuse Biixi havalyo u direy. Wuxuu yiri seedi waa beera waan u...
Maxaa cusub
Maamulka Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyay dilkii foosha xumaa ee loo gaystey gabadh yar kadibna la soo dhigey guriga ay...
Waxa xalay magaalada London lagu qabtey xaflad lagu daahfurayo xisbi cusub oo ka hawlgeli doona ismaamulka dawlad dergaanka Somalida. Ururkaan...
Maxkamad iska macmala oo daacad u ah maamulka Muuse Biixi ayaa sheegtay inay sii deysay hal-abuure u xirnaa Muuse Biixi...
Wararka argagaxa leh ee ka imaanaya wadada u dhaxaysa Muqdisho iyo Afgooye ayaa la xaqiijay in halkaas lagu xasuuqey haween...
Askari lagu aaminay amniga dadka iyo duunyada ayaa nafta ka jaray gaari-wade aan samayn amar diido. Askarta dawlada oo mishaharku...
Madaxweynaha Somaliya oo ku sugan shirka Masar ee Carabta iyo wadamads reer galbeedka o markii u horeysay wada yeesha shir...
Meydka gsbadh yar ayaa.laga helay Gaalkacayo. Gabadha Yar ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Caasha Ilyaas Aadan waxaana la sheegay in la...
Dadweynaha degmada Araabi ee dawlada Somali galbeed ayaa dhowr cabasho u direy dawlada deegaanka si degmadu u hesho xaqeeda gaar...
Muuse Biixi ayaa sheegay inuu Turkiga ka diidey inay la kulmiyaan dawlada dhexe. Socdaal uu ku tagey Boorama ayuu Muuse...
Haween ku nool Beledweyne ayaa ka banaanbaxay cadaalad xumo lagula kacay. Banaanbaxa ayaa si gaara uga ka dhacay Xaafad ka...
Argagixisadii diley xildhibaan Cusmaan Cilmi Rooble ee lagu guulaystey in la qabto ayaa maxkamad la soo taagi doonaa. Shalay ayay...
Madaweynaha Somaliya ayaa tacsi ka direy geerida xildhibaan ruug cadaa Cusmaan Cilmi Boqore oo kooxda gaalaynta ku dileen Muqdisho. Waxase...
Booqashadii Muuse Biixi uu ku tagey Itoobiya ee loo sheegay inuu maamul yahay ee uuna dawlad sheegan karin ayaa Marwo...
Waxa maalinta Axada ee 24-ka bisha lagu daah furayaa xisbi cusub oo ka hawlgeli doona dawlada Somali galbeed. Waxaan ka...
Raiisal wasaraha Somaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta Muqdisho ka furey xabsiga ugu weyn Afrika oo dhismihiisa ay gacan ka...
naxdinWarsame magaciisa saxda ah maaha waa shaqaale ka mida hay'adaha dawliga ah. Hooyadii ayaa ku bukootay degmada Buulabarde, waxana uu...
Madaxa maamulka Somaliland oo looga yeetay Itoobiya,ayaa loo sheegay inuu la shaqeeyo dawlada dhexe isla markaana cadaadinta maamulkiisu ka daayo...
Ciidanka Afrikaanka ah ee guusha ka keenay la dagaalanka kooxda gaalaynta ee Shabaab iyo kuwa ay isku fikir yihiin ayaa...
Madaxweyne Farmaajo ayaa ku sugan caasimada Jabuuti halkaas oo aad loogu soo dhaweeyay. Madaxweynaha ayaa sii xoojinaya xiriirka Jabuuti iyo...
Waxa baryahan jirey warar sheegaya in raiisal wasaaraha Itoobiya Cabi Axmed uu amrey in Muuse Biixi yimaado Addis ababa oo...
Waxa ka furmay magaalada Dubaay ee Imaaraadka Carabta carwada cuntada oo sanadwalba la qabto. Sanadkan ayaa waxa ka qaybgakay 5...
Shirkii xisbiga jeegaanta ee ka furmi lahaa Boorama ayaa war laga soo saaray. Shirkan ayaa hordhac u ahaa shirka xiga...
Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe oo ka so jeeda beesha Isaaq ayaa yiri Kiiniyaatigu waa inakala yaqaanaa inaga iyo Koofurta Somaliya,...
Shirkada haysata macluumaadka kheyraadka badeena min Puntland ilaa Kismaayo ayaa war ka soo saartey muranka Kiiniya ku soo eriday safiirkeena....
Ganacsato Somaliyeed oo wadaniyiina ayaa qaadey talaabo lagu farxo ayagoo ka xanaaqdey sida Kiiniya oo ka mida cadowyada Somalidu leedahay...
Waa barnaamij lagu eegayo sida uu yahay tayada kaluumaysiga maamulka Somaliland oo aan jirin runtii inta badana badda la siiyay...
Madaxweynaha Somaliya Farmaajo ayaa booqasho ku tagey dalkaasi yar ee Byrundi ee Somaliya ka joogaan boqolaalja askar ee qaybta ka...
Dawlada Somaliya ayaa aad lagu canaabteu jawaab qabow oo diciifa oo ay ka bixisay cayrintii safiirkeeda u joogey Kiiniya oo...
Ganacsatada Kiiniya ayaa fursad jaad-joojina u soo tuurey dhinaca Somaliya kadib markii ay ku hanjabeen inay joojin doonaan jaadka ay...