Dhalinyaro diley horjooge ka tirsan kooxda gaalaynta Muslimiinta ee Shabaab. Waa arin ugub ah waayo dhagaha ummada Somaliyeed ee Muslimka...
Maxaa cusub
Dawlada Qadar ayaa duurjoog ka dhoofinaysa Somaliya iyo nooca ay tahay. Waxa jira xiriir fiican oo u dhexeeya dawlada yar...
Allaha u naxariistee fanaanad ka tirsanayd hobolada Waaberi qaybtooda da'da yar ayaa ku geeriyootay magaalada Muqdisho sida ay xaqiijeen masuuliyiin...
Muuse Biixi ayaa xilli dambe wasiiro u direy goobtii diyaaraduhu wax ku daadsheen oo ka tiraan Gobolka Woqooyi Galbeed gaar...
Mukhtaar Roobow ayaa laga mamnuucay inuu isa soo sharaxo. Dawlada ayaa soo saartey warqad ay ku sharaxayso sababta loogu diidey...
Diyaarado walxo aan la garanayn ku ridey duleedka Gabiley iyo Muuse Biixi oon ka hadlin. Dadka deegaanka ayay cabsi la...
Rag dhac ka waday duleedka Muqdisho ayaa lagu guulaystey in la toogto. Way yartahay in la gacanta lagu soo dhigo...
Hay'addaha dibedda xafiisyada ku leh oo dalka laga madnuuci doono haddii ayna dalka ka furan xafiisyo ay ku shaqo galaan....
Gudoomiyaha degmada Boorama Saleebaan Xasan Xaddi ayaa reer Boorama ka dalbadey in loo duceeyo kaftana ku dhaafay. Wuxuu shaaciyay qodobada...
Xildhibaan Dheerayste ayaa ka tanaasuley maayernimada Boorama oo si qaawan loo siiyay Saleebaan Xasan Xaddi oo hore u ahaa gudoomiuyaha...
Mukhtaar Roobow ayaa Baydhaba kaga dhawaaqay musharaxnimadiisa. Hogaamiyihii hore ee kooxda gaalaynta Muslimiinta ee Shabaab ayaa ka tanaasuley gaalaynta Muslimiinta...
Ruushka ayaa Siiriya ka iibiyay gantaalo ay Yuhuuda iyo Maraykanku kaga googoosan doonaan inay dib dambe u weeraraan hawada Siiriya....
Kulan u dhexeeyay Muuse Biixi iyo xisbiga Wadani oo lagu kala kacay. Kulankan ayaa markii horeba fashilmeyxilli Muuse Biixi ku...
Maayerka xooga lagu doortey ee Boorama ayaa u jawaabay Maxamed Dheerayste oo isagu qaba in looga shubtey xoogna lagu mariyay...
Barlamaanka Somaliya ayaa kulmey maanta iyo Xasan Sheekh oo ugu dambeyn soo fariistey. Xasan Sheekh ayaa sidii uu u lumiyay...
Shil gaari ayaa ka dhacay Mudug iyo khasaaraha ka jira. Gaari Xamuul ah oo siday xabxab ama Qare kana baxay Koonfurta...
Xildhibaan Maxamed Dheerayste ayaa fowdadii ka dhacdey doorashadii maayerka Boorama ka hadley. Dheerayste ayaa sheegay inuu watey 14 xildhibaan laakiin...
Muuse Biixi ayaa heshiis la galay shirkad milixda qoda. Shirkadahan oo lagu sheegay inay ka soo kala jeedaan Jarmalka iyo...
Cali Xaraare ayaa Mustafe Martin ka waraystey dawlada dhexe iyo arimo kale oo xasaasiya. Dawlada dhexe oo Carabtu weerar ku...
Buurmadow ayaa kabaha la dulmaray beesha Muuse Biixi. Buurmadow oo ay isku jeegaan yihiin Muuse Biixi beeshiisa ayaa u muuqda...
Meydka nin Somali ah ayaa laga helay dalkaasi Swiserland gar ahaan magaalada Basel. Ninka meydkiisa la helay ayaa lagu sheegay...
Shil qasaare gaystey ayaa ka dhacay gobolka Mudug qaasatan deegaanka Gawaan oo u dhaxaysa Hobyo iyo Gaalkacyo. Shilka ayaa dhacay...
Somaliya oo joojisay daawada cudurka nafaqo xumada ee TB. Wasiirka caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya Marwo Fawsiyo Abuukar Nuur ayaa waxa ay...
Ajaanib lagu diley magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Dadka la dilay iyo kuwa dhaawacmay ayaa waxaa la sheegay inay socoto ku...
Barnamijka Sooyaal oo xiisa gaara leh waxa daadihinaya suxufiga Faysal Abroone. Waxa doorkan uu ku lafogurayaa waxyaabo badan oo aad...
Xildhibaan Ilkacase ayaa dhabarka uu ka soo taabtey materka loogu shubey ee Salaabaan caseeye ayaa u kala tiriyay musharax Dheerayste...
Siyaasiga reer Awdal ee Maxamed Abgaal ayaa kabaha la dulmaray Muuse Biixi oo hadda xisbigiisu burbur ku socda, Jaamac Shabeelna...
Siyaasi C/raxmaan C/qaadir muxuu ka yiri burbuka ku socda xisbiga Kulmiye iyo Jaamac Shabeel oo Muuse Biixi sheegay inuu xilkii...
Iiraan ayaa jawaab ka bixiyay weerar Maraykanka iyo Sucuudigu ka dambeeyay oo lagu qaaday usbuuc kahor xaflad dabaaldeg oo ciidankeeda...
Faahfaahin qarax ismiidaamin oo argagixisadu ka gaysatey Muqdisho. Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhacay Aargada degmada qaasatan Agagaarka Wasaaradda...