Xisbiga Wadani ayaa sheegay in Muuse Biixi xabsiga u taxaabay tiro badan muddadaa yar ee uu fadhiyay xilka maamulka. Waxa...
Maxaa cusub
Badhasaabka Awdal ayaa ka hadley mooshin ka yaala maayerka oo lumiyay kalsoonidii dadka iyo xildhibaanada, wuxuuna hadda eeda saarayaa badhasaabka...
Madaxweyne Mustafe Cagjar oo ka hadley heego iyo dhismooyinka degmooyinka. Madaxweynaha Somali galbeed Mustafe Muxumed Cumar ayaa sheegay in muddo...
Hay'adda socdaalka ayaa xafiis ka furatey Buuhoodle. Munaasabadda lagu daahfurey xaafiiska ayaa waxaa ka soo qaybgalay xubno ka socdey qeybaha kala...
Maamulka Somaliland ayaa u dabaaldegay maalinta wahaabiyada Sucuudiga. Wahaabiyada Sucuudiga ayaa halis ku ah jiritaanka dalalka fiqiirka kuna faafiya diin qaldan....
Xildhibaanada deegaanka Boorama ayaa ku kala qaybsamay xilka qaadista Maayerka kadib markii sida aan warka ku helayno lacago dheeraada laga...
Afar Gabdhood oo baalashle ah oo aan la sheekeystey. Waa afar Gabdhood oo da’doodu ay aad isugu dhow dahay waxaa Go’aansadey...
Xildhibaanada Somaliya ayaa markii ugu horeysay ka doodey ninkii la gubey. Qaar ka mid ah Xildhibaanada ayaa waxa ay sheegeen in...
Toogashadda ayaa ka dhacday Agagaarka dowladda Hoose ee Boosaaso xilli uu halkaasi ku sugnaa Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas....
Shir uu madaxweyne Farmaajo u qaban lahaa maamulka burburka ku dhow ee Galmudug ayaa baaqdey. Shirkan ayaa waxaa si gaar ah...
Halyey Somaliyeed oo taariikh badan ka tagey lana godgalay taariikh dihan iyo weliba saadaalin uu sheegay oo RABI qaarkood run...
Waxgaradka Sanaag galbeed ayaa Muuse Biixi uga digey dagaalka uu soo qaadey. Xalay ayay ahayd markii ciidan uu Muuse Biixi...
Jabhadda Caare ee gobolka Sanaaag ayaa war ka soo saartey dagaal ay Muuse Biixi la galeen. War qoraala oo ay...
Dhacdada haweenay isku dishey Muqdisho oo la ogaadey. Ayadoo maalmihii la soo dhaafay ay dhacdooyin naxdinleh oo argagaxa ka dhacayeen...
Faahfaahin dheeraada ayaa ka soo baaysa qarax kooxda gaaleynta Muslimiintu ka fulisay Muqdisho gaar ahaan wadada Maka Al Mukarama. Waxa...
Somalida ayaa weli shaaha ku shubata falaasado suna oo ay ku dhexjirto macdan la ogaadey in keento cuduro halisa sida...
Sheekh Dirir ayaa sharaxay xeer gaalo laga soo guurey oo Muuse Biixi qalinka ku duugey. Xeerkan oo loo bixiyay xeerka...
Puntland ayaa fasirtey hadal reer Baydhabo ka caraysiiyay oo ay si aada uga xanaaqeen. Cabdiwelli Gaas oo xiriir la leh...
Maxkamada ciidanka ayaa dil ku fulisay askari. Askariga xukunka dil ah lagu riday ayaa lagu Magacabaa Maxamed Xuseen Siidow waxaa uu ka...
Booliiska Muqdisho ayaa sheegay rag oo qabtey dilal foolxun oo magaalada ka dhacay maalmihii ugu dambeeyay. Dilalkan fuleynimo ayaa waxa...
Argagixiso jaamacad dhexdeed ku diley gabadh ardayada. Wararka aan ka helayno jaamacada la baxdey Somaliya ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya...
Dhacdadii ugu naxdinta badneeyd ayaa ka dhacdey Muqdisho kadib markii nin si haybsooca awgeed rag iyo haween iswata ugu dileen...
Siyaasi qaba in Wajaale cid gaara u xiran tahay. Wajaale ayaa ah xadka Somaliya iyo Somali galbeed waxana inta badan...
Gacanyaraha Muuse Biixi qoraa Boobe Ducaale ayaa taageeray xeerka kufsiga ee diinta khilaafsan. Wuxuu noqdey kii kaliya ee maamulka Muuse...
Muuse Biixi ayaa gacan taag ku ansixiyay laba xeer oo lagu sheegay xasaasi. Waxa aad looga qayliyay xeerka kufsiga oo...
Horjoogeyaashii Waare ka go'ay ayaa war soo saaray. Inkastoo Galmudug sheegtay in xilka laga tuurey Xaaf haddana waxa lagu daray...
NISA ayaa ku guulaysatey qabashada xubno argagixiso ah. Qoraal NISA ay siisay saxafada ayaa waxa ay ku sheegtay hawlgal laga sameeyey...
Israsaaseyntan ayaa waxa ay ka dambeysay kadib markii ciidamo ka tirsan Galmudug oo ka soo ambabaxay Gaalkacyo kuna sii jeeday...
Jaamac Shabeel ayaa gaalnimo ku tilmaamey xeer Muuse Biixi ansixiyay oo la rabo in lagu dhaqo maamulka Somaliland. Xeerkan Kufsiga...
Gudiga beelaha Garxajis (ISAAQ) ayaa war ka soo saaray shir u socda. Dhawaan ayay ahayd markii ay soo baxeen warar...