Xisbiga Wadani ayaa si adag uga hadley balaarinta dekedda Berbera ee Carabtu wadato. Imaaraadka oo ku xadgubaya qaranimada Somaliya ayaa...
Maxaa cusub
Xasan Cali Kheyre ayaa la kulmey dhaxalsugaha Sucuudiga. Gacan ku dhiigle Maxamed Salmaan ayaa diidey inuu Somaliya ka qaybqaato horumarkeeda...
Imaaraadka ayaa lagu helay inuu jabiyay cunaqabatayna hubka ee saaran Somaliya. Warbixin ay qortey qaramada midoobey ayaa lagu sheegay in...
Sirdoonka Somaliya ayaa helay shabakad dhaqda doolarka iyo xildhibaan gudbiye ahaa ka ahaa garoonka Muqdisho. Lama oga xadiga lacagta doolarka...
Faahfaahin weerar argagixiso oo xalay ka dhacay Baydhabo. Koox hubeysan ayaa xalay fiidkii dhacay ayaa argaixisadu weerartay guri Baydhabo ku yaal...
Siyaasi Salebaan Ibrahim ayaa ka hadley aqalkii madaxtooyada Morgan oo la rarayo. Siyaaasiga ayaa is weydiiyay waxa keenay in aqalkii...
Faahfaahinta qarax ka dhacay magaalada Muqdisho. Gaari argagixisadu miino ku xirtey ayay ku qarxiyeen xanibaadii hore ee Afgooye ee laga...
Somaliland aya Hargeuysa ka furtey shir ay ka soo qaybgaleen saaxiibada taageera oo la sheegay inuu soconayo ilaa berito oo...
Madaxa Hirshabeele Maxamed Waare ayaa war ka soo saaray shir Nayroobi ka dhacay oo ay galeen ajaanib iyo qaar ka...
Xasan Cali Kheyre ayaa la kulmey wasiirka arimaha dibedda ee Sucuudiga halkaas oo ay ka wada hadleen sidii xiriirka loo...
Iskaashatada Tawakal ee Awdal ayaa wacad ku maray inay iska dulqaadaan Ciise iyo Isaaq u heshiiyay oo baabuurtoodii iyo madaxdoodii...
Maamulka Somaliland ayaa ka hadley dagaal askari uga dhintey oo ka dhacay Tukaraq. Masuul saxaafada la hadley ayaa sheegay in...
Badhasaabka Awdal ayaa tirokoob qarsoodiya ka wada gobolka. Badhasaabka Muuse Biixi magacaabay oo ka soo jeeda beesha dhexe ayaa amrey...
Erduqan ayaa dalbadey in Sucuudigu cadeeyo halka uu ku dambeeyay suxufi Khasooqi oo ilaa hadda la cadeeyay in suxufigaasi lug...
Ururka la magac baxay macawisleyda ee argagixisada kula dagaalama gobolka Shabeelaha dhexe gaar ahaan degmooyin u dhow Aadan Yabaal ayaa...
Waligaa malaguu eryay dhererkaaga, waa arin ku dhacdey gabadh Turki ah oo hadda seexata isbitaal hortiis. Gabadhan oo lagu magacaabo...
Maleeshiyo beeleed muddo 6 sano is horfadhiyay oo la kala qaadey iyo balan loo sameeyay. Maleeshiyada beelaha Hawiye iyo Biyomaal...
Maxaa keenay fashilka ku yimi ictiraafkii Somaliland raadin jirtey oo hadda ay sheegeen inay diyaar u yihiin inay soo raacaan...
Muuse Biixiga aan xilka u hanayney waan ka tuureynaa kursiga hadduu saaxiga keeni waayo oo tanaasul geli waayo. Faysal Waraabe...
Iska horimaad rasaas la adeegsadey ayaa ka dhacay Lawyacado oo ka tirsan gobolka Awdal. Israasaynta ayaa timi markii iskaashato laga...
Cabdiwelli Gaas ayaa Garoowe u diidey in wasiirka qorsheynta oo Puntland ka soo jeeda iyo gudoomiyaha doorashada qaranka Xaliimo Yarey ...
Xildhibaanada Hirshabeele ayaa ka neefiyay gudoomiye Maxamed Waare oo uu miiska u saarnaa soo jeedin xilka loo qaadayo. Gudoomiye Waare...
Doorasho ka dhacdey Garoowe ayaa lagu kala baxay. Kursigan ayaa banaan noqdey markii xildhibaankii ka soo jeeday beesha Warsangeli ee...
Barakacayaal Muuse Biixi ku danaystey oo dab burburiyay xero ay deganaayeen iyo dhimasho jirta. Dhimashada hal qof ayaa la xaqiijay...
Gudoomiyihii xisbiga Wadani ee Awdal oo Muuse Biixi dhabarka taabtey isna casiley. Cabdikariin Maal ayaa sheegay in doorashadii kadib uu...
Turkiga oo baaraya suxufi Sucuudi ah oo ka soo noqon waayay safaarada Sucuudiga ee caasimada Turkiga. Suxufi Jamaal Khashooqi ayaa...
Wafdi ka socda dawlada dhexe ee Itoobiya ayaa yimi Boorama. Waftigan ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada wuxuuna la kulmey masuuliyiinta...
Muuse Biixi ayaa xaruntii xisbigiisa ciidan dul dhigtey iyo Jaamac Shabeel oo hanjabey. Muuse Biixi ayaa dibedda u tuurey Jaamac...
Xildhibaan Baar Siciid ayaa si kulul u karbaashtey Muuse Biixi. Waxbarashada ardeyda loogu qaado wadamada jaarka ayaa waxa la siiyaa...
Qoys reer miyi ah ayaa dab la qabadsiiyay hoy ay deganaayeen duleedka Hargeysa. Dhacdadaan aya waxa lug uga jabtey hooyo...