Puntland ayaa joojisay mashruucii wadada Garoowe iyo Gaalkacyo ee uu gacanta ku hayay shirkad Jamala ama ay buixin jirtey qareashka...
Maxaa cusub
Gabar Ardayad ah ayaa lagu dilay Muqdisho xilli dadaal dheeri ah loogu jiro in magaalada laga qabto kooxda gaalaynta Muslimiinta...
Musharax Maxamed Cali ayaa deeq qurbaha ka timi gaarsiiyay deegaano ka tirsan Awdal. Deeqdan oo isugu jirta mishiinada beeraha iyo...
Nabadeynta beelo aan dhul isku haysan gobolka Sool oo markale loo fadhiistey. Beelaha gobolka Sool ayaa isku gaystey dilal iyo...
Muuse Biixi ayaa dibedda u tuurey xoghayaha xisbigiisa Jaamac Shabeel oo saxaafada la hadley. Dhawaan ayay ahayd markii Jaamac Shabeel...
Ciidan ka tirsan booliiska Amisom oo loo dirayo dalalkooda. Booliiskan aan loo baahneyn ayaa joogey magaalada Muqdisho halkaas oo la...
Hooyo ilma ay dhashay kaga tagtey isbitaal ku yaal Muqdisho. Hooyo magaceeda lagu sheegay Xamdi Xasan Macalin ayaa Isbitaalka Wardi ee...
Jawaahir Baarqab oo ah gudoomiyaha haweenka gobolka Banaadir ayaa ka hadashay kooxo Muqdisho jooga oo ka ganacsada gabdhaha xilliyada habeenkii....
Fowdo iyo sheeg ayaa ka dhacdey doorashadii maayerka Boorama. Waxa amar bixiyay masuul Hargeysa laga direy oo Muuse Biixi u...
Dhibaneyaal saxaafada u sheegay dhibkii Qalbi-dhagax u gaystey dalbadeyna in cadaalada la horkeeno ayaa maamulka Somaliland u taxaabey jeelka magaalada...
Wasiir Dr C/raxmaan Bayle muxuu ka yiri lacagta ka soo gasha hawada iyo xisaab celinta. Wasiirka oo saxaafada la hadlayay...
Maraykanka oo dagaal xaalufin ah ka bilaabay Somaliya. Dalka ayaa ku fadhiya balaayiin doolar oo isugu jirta macdan, saliid iyo...
Ururka haweenka ayaa Muqdisho shir deg dega ku qabsaday. Haweenka ayaa sheegay in la gaaray xilligii ururku yeelan lahaa hogaan...
Hay'adda sirdoonka Somaliya ee loo soo gaabiyo NISA ayaa sheegtay argagixis deganaa Muqdisho oo fuliyay xasuuqyo farabadan in laga qabtey...
Puntland ayaa weerartay ciidan gadoodey iyo khasaare ka dhashay. Laamaha amniga gobolka Bari oo ay gacan siinayaan ciidamada ilaaliya Cabdiwelli Gaas...
Midowga Yurub ayaa malaayiin doolar ku caawinaya Somaliya maxaase is bedelay. Mashruucan taageerada miisaaniyada ayaa sidoo kale loogu yeeray heshiiska maamul...
Dadkii uu Qalbi-dhagax dhibka u gaystey oo cadaalad raba. Qalbi-Dhagax oo nidaamkii hore ku xumeyn Somaliya uga soo af-duubey ayaa...
Boorama oo masaakiin biyo la'aana hadana lacag loo soo doonto. Haween aad u caraysan ayaa Ilaah ku baryaaya in RABI...
Dawlada ayaa qorsheynaysa fowdo ka saarida gawaadhida Somaliya jooga. Hadda waxa dekedaha Somaliya oo dhan ka soo dega gawaadhi laga...
Sirdoonka Sucuudiga ayaa safar qarsoodiya ku yimi Hargeysa iyo sirta ku xeeran. Waxa laga soo xigteymasuuliyiin qariyay magacooda in xilhayaha...
Golaha deegaanka Berbera ayaa soo bandhigey gawaari qashin qaadeyaal casriya oo inta badan aan laga aqoon magaalooyinka Woqooyiga Somaliya. Maayerka...
Dr C/raxmaan Bayle ayaa ka hadley guul Somaliya u soo hoyatey mudadii uu xilka hayey. Wasiirka maaliyada oo saxaafada la...
Hadduu noo bilaabay Muuse Biixi waa haddii uu wadada maro. Hogaamiyaha kacdoonka Somaliland Jeneraal Caare oo saxaafada la hadley ayaa...
Haweenka Garxajis (ISAAQ) ayaa ka diidhiyay dagaal Muuse Biixi ka ridey Sanaag galbeed. Ciidanka Muuse Biixi ayaa jeneraal jooga Sanaag...
Ninka haybsooca loo gubey oo Muqdisho lagu aasay. Axmed Dawlo oo geerash ku lahaa Muqdisho kana soo jeeda beesha Jareerweyne...
Muuse Biixi oo ogolaadey inuu tuuro xeer diinta ka soo horjeeda oo uu hore u ansixiyay asagoon iska akhriyin. Muuse...
Maayerka Boorama ayaa diidey xilkii laga qaaday. Maayerka oo Hargeysa tagey ayaa saxaafada u sheegay inuu welli haysto caqlabiyada golaha....
Qabiilkeygu Jareer maaha ee waa tinteyda. xildhibaan Shambare ayaa qiireysa uga hadley haybsooca lagu hayo beeshiisa oo uu sheegay inay...
Axmed Muumin Seed oo isku bedelay wasiirka cimilada maamulka Somaliland. Wasiirka oo saxaafada maamulka kula Hadley Hargeysa ayaa sheegay in...
Wasiirka arimaha dibedda Somaliya ayaa Maraykanka kula kulmey wasiiro ka tirsan caalamka oo uu ku Jiro wasiirka arimaha dibedda Ruushka,...