Waxa maanta casarkii kadib weerar lagu qaaday qayb ka mida garoonka Muqdisho ayadoo booliisku shegay inay weerarkaa gaysteen laba dhalinyaro...
Maxaa cusub
Horjooge Axmed Madoobe oo Kiiniya ku hayso Kismaayo ayaa sheegay inay doorashada inta hadhan ku qaban doonaan Ceel-waaq oo Kiiniya...
Waa barnaamij xiise leh oo ka hadlaaya sidii oo loo dhaxal wareejiyay Samaroon qarniyadii u dambeeyay. Waxa si faahfaahsan u...
Sacuudiga ayaa ka cabaaday xarumihiisa saliida oo la garaacay sheegayna inayna masuul ka ahayn kor u kaca qiimaha saliida. Qiimaha...
Waxa sumcadii ka dhimatey urur sheegan jirey inay iyagu maamulaan kubadda cagta adiuunka laakiin hadda dabada u ruxa siyaasada Maraykanka...
Ciidanka Ruushka ayaa diyaaradaha aan is wadin ku fiirsaday gantaal-ride intuu riday gantaalo badan kadibna dabada ka galay suuq laga...
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi oo ka hadlay socdaalkii Muuse Handaraab uu ku tagay Maraykanka ee ay u yeerteen NGO ka...
Sacuudiga ayaa sheegay inay qaadeen xayiraadihii Karoonaha hadda laga bilaabana aan loo baahnayn in qofka imaanaya dalka u soo qaatey...
Reer galbeedka ayaa cunaqatayntoodu xitaa ixtiraami wayday dadka indhooleyaasha ee ciyaara. Ururka ciyaaraha u qaabilsan noocana oo hadda ku daba...
Rayla Odiinga oo hadda u sharaxan inuu noqdo madaxweynah Kiiniya ayaan hore u qarin inuu rabo inuu dalka Somaliya kaga...
Waraysi xiise leh iyo ciidamada Khaatumo oo heegan la geliyay iyo weliba taariikhda gobolada Woqooyi. Waa barnaamij lagu falanqayn doono...
Madaxweynaha AWdalstate ayaa bixiyay waraysi xasaasiya oo uu kaga hadlay safar xitaa xildhibaanada Maraykanku fahmi waayeen wuxuu ku hadlayo oo...
Horjoogaha maamulka Butlaan ee sida tooska ah ugu xiran Imaaraadka iyo Kiiniya ayaa sheegay inuu musharax yahay kadib markii uu...
Shacabka reer Woqooyiga ee degan magaalada Waashinton ee dalkaasi Maraykanka ayaa dibedbax kala hortagay horjooge Muuse Bixi oo ay Maraykanka...
Kadib markii uu fashilmay cunaqatayntii uu ku soo rogey Ruushka ee uu u baryay reer Yurub oo dhan ayna socon...
Waa barnaamij kooban oo daba socda barnaamijyadii hore ee arliya ama Awdal. Doorkan waxa dabka saaran siyaasiga reer Awdal ee...
Madaxweynaha Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa faahfaahin dheeraada ka bixiyay ku xigeenkiisa halgamaa Maxamed Jaamac oo dhawaan laga soo daayay...
Horjoogaha maamulka Galmudug ayaa ka digey in doorashada dalka dib loo sii durkiyo kadib markii maamulkiisu ka soo dhalaalay waqtigii...
Milatariga Ruushka ayaa gudaha ugu jra dalkaasi Yukrayn sadexdii usbuuc ee ugu dambeysay. Haddaba waxaan ka maqalaa warbaahinta reer galbeedka...
Kadib markii reer galbeedku isku dayeen inay Ruushka kala dagaalamaan dhinaca sancada ayaa Ruushku bilaabay inuu hadda kadib xooga saaro...
Madaxweynaha Ruushka Faladhimeer Buutin oo ka hadlaayay cunaqataynta ka soo hadhay reer galbeedka ayaa sheegay intey dalkiisa hayso in ka...
Warbaaihin Maraykana oo naxsan ayaa qortey in Sacuudigu hadda kadib uu saliidiisa ku gadan doono kolba lacagta dalka uu ka...
Waa marka horee lama odhan karo waxa jirtey soo dhaweyn iyo maamuus la sheegi karo aan ka hayan haweenay maamule...
Xoogaga kacaanka Iiraan ayaa sheegay inay xalay gantaalo ku garaaceen xarun Yuhuudu ka fuliso shirqoolada oo ka furan gobolka Maraykanku...
Wasiirka maaliyada dawlada dhexe ee Somaliya Dr C/raxmaan Bayle ayaa sheegay in golaha wasiirada ay ansixiyeen miisaaniyad ku meel-gaadha oo...
Warbaahinta reer galbedka ayaa xalay qorey in Ruushku hub weydiistey Shiinaha ayagoo aan sheegin nooca hubka ee Ruushka uga baahaday...
Xisbiga Barwaaqo ee uu hogaamiyo Cabi Axmed ayaa qabsaday kalfadhigiisii ugu horeeyay waxana madaxweyne loo doortey Cabi Axmed halka madaxweyne...
Wasiir ku xigeenka arimaha dibedda Ruushka ayaa sheegay inay weerari doonaan hubka reer galbeedku soo gelinayaan Yukrayn. Hubka reer galbeedku...
Horjoogaha maamulka Somalilaan ee hadda Maraykanku ku danaysayo ayaan soo dhaweyn ka sugeyn dalkaasi Maraykanka laakiin ay sugayso banaanbax looga...
Wasaarada gaashaandhiga Maraykanka ayaa wada qorshe ay dib inoogu soo celinayso askar aan loo baahneyn xilli dalku welli qaban doorashada...