Waxgaradka Gedo ayaa ku kala aragti duwan maamul cusub oo dadku dhisanayo. Dareenka maamulkan cusub ayaa imaanaya ayadoo dadka deegaanku saluugsan...
Maxaa cusub
Xisbiga Wadani ayaa dalbadey in la baaro Faysal Magafe oo dhacay dadka reer Awdal. Maamulihii kastanka Lawyacado ee beesha dhexe u...
Hay'ada socdaalka ayaa xafiis ka furatey degmada Beled-xaawo. Xafiiskaan ayaa waxaa daahfuray Agaasimaha Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya oo uu weheliyo...
Warka shuban biyood ka dilaacay degmada Saylac gaar ahaan Aashacado oo la xaqiijiyay inuu hal qof ku dhintey. Waa markii...
Faysal Magafe ayaa sheegay in kastanka Saylac lagu kala tagey markuu ka taajirey reer Awdal. Faysal Magafe oo hooyooynka buga...
Argagixiso ka faaiideystey cafiskii madaxweynaha ayaa isa soo dhiibey maanta. Argagixisadaan ayaa ah saraakiil Shabaaba oo ka dagaalami jirey deegaano...
Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha Somaliya ayaa gaaray Doolow oo ka tirsan gobolka Gedo. Wasiirka ayaa gaaray halkaas oo...
Maamulka Somaliland ayaa sheegay in shirkad Imaaraadka ku xiran siiyeen shidaal baaris. Shirkadan oo Shiine ah ayaa wasiirka Muuse Biixi...
Muqdisho ayaa la keenay qalabkii lagu sifeyn lahaa dekeda oo si xooga u burburtey markii kooxo gaalo wadato ay xukunka...
Badhanka nukliyeerka miiskeyga ayuu saaran yahay wa hadalkii hogaamiyaha Kuuriyada Woqooyi oo ka hadlay munaasabada sanadka cusub. Woqooyiga Kuuriya waxa...
Dhamaan bahda Araabinews waxay u rajaynayaa akhristayaasheeda sharafta leh sanad kheyr qaba 2018 in RABI inooga dhigo. Sanadkii horena kheyrkeeda...
Maxkamada Hargeysa ayaa ka hadashay kiisas mucjiso ku noqdey oo ay xalisay sanadka 2017. Kiisaskan ayaa quseeya sadex haween oo...
Muuse Biixi ayaa amrey in dhalinta timaha laga jaro iyo booliiska Hargeysa oo bilaabay in dhalinta dib timaha loo jaro....
Wasiirka diinka Somaliland ayaa ogol in bilaha milaadiga lagu qaato mishahar wuxuuse amrey huteelada magaalada Hargeysa inay xidhnaadaan caawa oo...
Jawaari ayaa markale diidey codsigii xeer ilaaliyaha ee xasaano kala noqoshada laba xildhibaan oo lagu tuhusan yahay inay ku jiraan...
Maxaa ka soo kortdhey ciidamadii weeraray guriga xildhibaan Cabdiqaybdiid. Ciidamadan ayaa shalay la qabtey waxana la hayay ilaa xalay lamana...
Dawlada ayaa war ka soo saartey ka ganacsiga diinka oo baryahan ku soo badanayay magaalada Muqdisho inkastoo aan laga soo...
Weriye u sheegay in C/raxmaan Saylici ka baxo shir ay lahaayeen ururka Solja ee saxafiyiinta oo Hargeysa ka socdey. Ururkan...
Boqorka Gabooyaha ayaa qayladhaan direy kadib markii Muuse Biixi bilaabey inuu dadka Gabooyaha ugaadhsado. Boqorka ayaa dalbadey in gudde iyo...
Cabdi Cawaale (qaybdiid) gudoomiyaha gudiga dastuurka ayaa sheegay in ciidankii soo weeraray gurigiisa inay mushqusha ugu galeen xaaskiisa kana qaateen...
Cumar C/rashiid iyo Shariif Xasan ayaa Imaaraadku u yeeray ayagoo la filayo in la siiyo lacagtii u dambeysay ee lagu...
Ciidamada ka tirsan milatariga ayaa baaray guriga Cabdiqaybdiid iyo muran ka dhashay. War ka soo baxay xafiiska madaxweynaha ayaa lagu...
Dawladu way ka gaabisay gardarada Kiiniya ka wado Balad-xaawo. Waxa fikirkaas qaba xildhibaan Dalxa oo ka tirsan barlamaanka Somaliya. Waxay...
Dr C/raxmaan Bayle ayaa saxiixay lacag yar oo loo qoondey meel ka weyn. Lacagtaan oo gaaraysa 2.7 milyan oo doolarka...
Jaaliyada Somalida ee Cumaan ayaa u dabaaldegay maalinta qowmiyadaha Itoobiya. Maalinta qowmiyadaha Itoobiya ayaa caadiyan laga dabaaldegaa dhamaan geesaha caalamka....
Ujeedada urur hanaqaad loo bixiyay oo looga dhawaaqay Gebiley. Ururkan oo xaflad samaystey ayaawaxa goobta hadalada iska dabaqaatey xubno ku jira....
Waraysiga nin Jarmal u tahriibey oo dib uga calaacalay Hargeysana ku soo laabtey. Ninkan ayaa sharciga loo dide kadibna lagu...
Warka dahab la sheegay in laga helay buuraha Sanaag. Masuuliyiin ka tirsan gobolka Sanaag ayaa shir jaraaid kaga hadlay waxa...
Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay Gaalkacayo. Dagaalka oo gaystey khasaare ayaa wuxuu ka qarxay bartamaha suuqa magaaladawaxana uu u...
Ciidamo ka tirsan xooga dalka ayaa tababar loo soo xirey. Taliyaha ciidanka xooga dalka sareeye guuto Cabdi Wali Jaamac Xuseen Gorod...