Garoowe ayaa aad looga dareemayaa u diyaargarowga soo dhaweynta madaxweyne Farmaajo. Madaxweyne Farmaajo ayaa la filayaa inuu booqdo Garoowe lana kulmo saaxiibkiisii...
Maxaa cusub
Ruwaayadii sodohdii ceebowdey waa Qaybtii 1 oo xiise leh gaara leh. Waxa jilaya jilayaal can ku ahaa jilida oo muddo aan...
Argagixisada ayaa markii ugu horeysay tabaalahooda ku qorey Af-Somali kaliya. Caleemosaar ay u sameeyeen dad naxsan oo ka tirsan qabiilka Eelayda...
Imaaraadka ayaa toos faraha ugula jira Somaliya waxa looga faaloodey kaftanka siyaasada. Imaaraadka oo ah dalyar oo dakhliga ugu weyn boqolkiiba...
Argagixiso isa soo dhiibey ayaa lagu soo bandhigey Doolow oo ka tirsan gobolka Gedo. Argagixisadan oo wejigu u duubnaan jirey ayaa...
Wasiirka qorsheynta Somaliya ee dhawaan tagey Sanaag ayaa ka hadley waxa u soo arkey. Wasiika oo la hadlay idaacadaha Muqdisho ayaa...
Somalida ku nool deegaanada Oromada ayaa cabsi la soo deristay. Weerarada ay Oromada ay ku beegsanayaan bulshada Somaliyeed ee ku nool deegaanadooda...
Taliye ku xigeenkii argagixisada ee Shabeelaha hoose oo la khaarajay. Ciidamada xooga dalka ee baacsanaya argagixisada xasuuqda dadkeena ayaa taliyaha ku...
Xildhibaanada golaha deegaanka Boorama ayaa beeniyay hadal uu jeediyay maayerka. Shalay ayay ahayd markii maayerku shegay in miisaaniyad la dejiyay. https://www.youtube.com/watch?v=8qx1rs83yHw...
Madaxweynaha Khaatumo ayaa ka hadlay in maamulkiisu ku biiriyo Puntland xilli garabkii Cali Khaliif isku dhiibeen Somaliland hadana sugayaan in Muuse...
Warbixinta garoon habluhu ku ciyaaraan kubadda oo Hargeysa ka jira. Garoonkan ayaan magaalada Hargeysa inta badan laga ogeyn. Gabdhaha ku...
Wasiirkii arimaha gudaha ee la eryay ayaa ka hadlay sida uu ku maqley eryidiisa. Cabdi Faarax oo ku magac dheer Juxa...
Yuusuf Garaad oo la eryay ayaa jawaabtiisa ku soo bandhigey faysbuug. Waxyaabaha lagu eryay ayaa ka mida inuuna qarin sirta qaranka hadana...
RW Xasan Kheyre ayaa shaqadii ka eryay sadex wasiir oo inta badan la sheegay inay gudan waayeen hawshooda. Wasiiradan la eryay...
Wasiirka qorsheynta dawlada Somaliya ayaa booqdey jaamacada Maakhir ee Badhan ee gobolka Sanaag. Booqashada wasiirkan ayaa aad loo amaanay asagoo...
Dr C/raxmaan Bayle ayaa wada qorshe dalka dakhli loogu yeelayo. Wasaarada maaliyada ayaa maanta soo bandhigtey waxqabadkeeda muddo sagaal bilooda...
Haweenay Muslim ah ayaa u ordaysa madaxtinimada dalkaasi Ruushka. Doorashada madaxtooyada ayaa dhacaysa bisha sadexaad ee sanadkan waxase indhaha loo wada...
Golaha deegaanka Boorama ayaa muddo dheer kadib shir qabsaday. Kulanka maanta ayaa looga hadlayqorsheyaasha horyaala golaha oo ay u jirto miisaaniyada....
Muuse Biixi ayaa magacaabay xubno kale oo ka mid noqonaya maamulkiisa. Xubnahan la magacaabay ayaa buuxinaya wasaarado hore u jirey laakiin...
Aaska aabaha gudoomiyaha maxkamada ciidanka oo argagixisadu dishey ayaan loo kala harin. Xalay maqribkii kadib ayay ahayd markii argagixisada Shabaab oo...
Maxkamada racfaanka ayaa war aan ka farxin siyaasi C/raxmaan C/shakuur soo saartey. Maxkamad deg degsan ayaa diidey in dawladu qaadan karto...
Dhul gacanyarehii Siilaanyo ku takrifalay ayaa Muuse Biixi dib ula noqdey. Dhulkan ayaa ah aaga Berbera halkaas oo gacanyare Maxamuud Xaashi...
Wasiir Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay wasiir ka socda dawlada dhexe oo ku sugan Sanaag. Wasiirka qorsheynta ee dawladda Somaliya...
Wasaaradda Maaliyadda oo uu hogaamiyo Dr C/raxmaan Bayle aya waxqabadkeeda ku soo bandhigtey Muqdisho. Wasaaradan oo ah tan ugu muhiimsan...
Argagixisada ayaa xasuuqdey gudoomiyaha maxkamada ciidanka qalabka aabihii. Xasan Cali Shuute waa gudoomiyaha maxkamada ciidanka oo kiisas badan xukun ka soo...
Wasaarada diinta ayaa war ka soo saartey masaajida iyo goobaha diinta lagu barto. Wasaarada oo aad ula soo daahdey ayaa warkan...
Salaadiintii iyo culimadii gobolka Awdal ee safarka nabadgelyo u tagey ismaamulka Somalida ayaa saxaafada la hadlay kadib markii ay ku guulaysteen...
Dhalinta darbijiifta Hargeysa ayaa dhaxani dishey cabashana u direy Muuse Biixi oo timi xiir ku bilaabay dhalinta. Muuse Biixi ayaad moodaa...
Badhasaabka Sanaag ayaa qaylodhaan ka direy kala iibsiga diinka oo hadda ad uga jira magaalada Muqdisho laakiin u muuqa midbaahsan maadaama...
Xildhibaan ka naxay si Muuse Biixi uga xiirey dhalinyarada. Maamulka Somaliland oo lagu xanto inuu la shaqeeyo xagjiriinta argagixisada Shabaab...