Madaxweynaha Somaliya ayaa la kulmey odey dhaqameedka Puntland. Kulankan oo lagu qabtay Xarunta Dhaqanka ee Hiddo Raac ee magaalada Garoowe ayaa...
Maxaa cusub
Dawlada Somaliya ayaa war ka soo saartey colaada Tukaraq. Daraad ayay ahayd markii ciidan ka socda Somaliland ay werar gaadmo ku...
Nibiri aad u weyn ayaa ku soo caaryay xeeb ka mida xeebaha Somaliya. Nibirigan xeebta ku soo caaryay ayaan la...
Ciidamada Somaliya ee baacsanaya argagixisada ayaa keyn kaga dabagalay. Argagixisada ayaa u baxsi tagey dhulka kaymaha ah waxase lagu ekeeyay weerar...
Dr C/raxmaan Bayle ayaa Qadar kula kulmey dhigiisa. Dr Bayle oo ku sugan dalkaasi Qadar ayaa wasiirka maaliyada ee dalkaasi kala...
Xisbiga Wadani ayaa talo u gudbiyay Muuse Biixi. Siyaasi Uurcade oo la hadlayay saxaafada ayaa sheegay in heshiisyo badan oo qarsoodi...
Barnaamij xiise leh waa Hereri iyo harada milixda ee Jabuuti. Harada milixda ee Jbuuti oo ah dhul aad u hoseeya...
Madaxweyne Farmaajo muxuu ka yiri booqashadiisa Puntland Kadinb markuu furey garoonka Garoowe. Farmaajo ayaa aad iyo aad looga soo dhaweeyay....
Suldaan Saleebaan Cali ayaa ka hadlay dagaalkii Somaliland ku qaaday Tukaraq. Suldaanka guud ee beelaha Samaroon ayaa ka dareen celiyay dagaalka...
Salaad Cali Jeelle ayaa khudbad qosola ka jeediyay furitaanka garoonka Garoowe. “Puntland inay qaangaartay waxaad ka garata, Madaxweynihii hore aa wixii...
Puntland ayaa Somaliland ku eedaysay inay argagixisada gacan siinayso kadib markii saakadii hore weerar gaadmo ku qabsadeen tuulada Tukaraq oo ku...
Maamulka Somaliland ayaa ka hadashay dagaal gaadmo ah oo ay ku qaadey Tukaraq halkaas oo khasaare ka dhashay. Waxa goobta...
Golaha guurtida Somaliland ayaa kulan loogu yeeray la filayo in lagu lafoguro dagaalka maamulku ku qaaday tuulada Tukaraq oo ah goob...
Madaxweyne Farmaajo ayaa xariga ka jaray garoonka Garoowe. Munaasabada ayaa si weyn loo agaasimay waxana goobta ku sugan madaxda Somalida iyo...
Wararkii ugu dambeeyay dagaalka maamulka Somaliland ku qaaday Tukaraq. Wararka ayaa hadda sheegaya in Puntland dib u soo riixeen ciidankii...
Maamulka Somaliland ayaa weeraray tuulada Tukaraq ee ka tirsan gobolka Sool halkaas oo Puntland cashuurta ka gurato. Wararka ayaa sheegaya in...
Madaxweyne Farmaajo ayaa si aan caadi ahayn loogu soo dhaweeyay Puntland. Madaxweynaha oo waxyar la hadlay shacabka ayaa sheegay inuu soo...
Wasiirada deegaanka Somaliland Shukri Baandare ayaa sheegtay inay qabteen diin laga keenay Awdal oo loo malaynayo in loo wadey Muqdisho....
Waligaa ma aragtey laba bas oo rakaab saaran yihiin oo is eryada. Dhacdadan foosha xun ee qayramasuulnimada ayaa ka dhacday...
Fanaanada Nakruuma iyo Luul Cali Xasan ayaa booqdey radiyihii qaranka iyo qolka keydka oo uu badbaadiyay muwaadin Somali ah oo wadani...
Wasiiradii dhawaan la magacaabay ayaa maanta la dhaariyay. Sadexdan wasiir oo loo kala magacaabay arimaha dibedda, gudaha iyo warshadaha ayaa xilkooda...
Wadaadka xagjirka ee Xasan Daahir Aweys ayaa fariin muuqaala laga soo duubey ku socota dawlada iyo mucaaradka. Xasan Daahir ayaa ka...
Xubnaha qaramada midoobey ayaa si toosa u cambaareeyay Trump oo Iiraan farogeliyay. Waxa baryahan Iiraan ka jirey banaanbaxyo rabshado wata oo...
Madaxweyne Farmaajo ayaa gaaray Puntland iyo ujeedada safarkiisa oo laga waramay. Qabanqaabada safarka madaxweynaha ayaa lagu jirey in usbuucii la soo...
Tahriibayaal kale oo isku haligey badda u dhaxaysa Liibiya iyo Yurub. Inta la xaqiijiyay 8 qof ayaa ku dhimatay markii...
Cabdi Good ayaa barnaamij gaara u doodaya xaga Gadabuursi iyo xoogaaga Dhulbahante ee Somaliland ogol. Cabdi Good oo been ka...
Dhalinyarada gobolka Sanaag ayaa ka qayliyay nin u xiran Muuse Biixi. Dhalinyarta ayaa dalbadey in si dhaqso ah loo sii...
Madaxweynaha Jabuuti ayaa soo dhaweeyay ninkii uu baasaboorka Jabuutiyaanka siiyay ee Muuse Biixi. Muuse Biixi ayaa ka hawlgeli jirey xilligii...
Xildhibaan Baar ayaa amaantey wasiirka qorsheynta Somaliya oo 5 milyan u keenay deegaankiisa uu dhawaanta booqdey ee Sanaag. Xildhibaanada ayaa...
Dalku wuxuu u gacangalay ajaanib argagixiso iyo caalamka isugu Jira waxaanan ku jirnaa sida Yaman loo qalay hadaynaan fahmin waxa...